Magool Media
ku soo dhawaaw page Rasmiga ah ee Magool Media kasoo ka heli karto xayaaysiisyo .waraaar la hubo iyo wacigalinta kala duwan ee bulshada
26/11/2025
Wasaaradda, shaqada, Arrimaha Bulshadda iyo Qoyska ee Gobolka Saaxil ayaa magaalada Berbera ka furtay olalaha 16 cisho ee ka dhanka ah tacadiyada ku dhaca haweenka, carruurta iyo dadyowga Nugul.
Waxaana ka soo qayb-galay qaar ka mida isuduwayaasha laamaha dawlada, Hay'ada wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah
Iyadoo aad looga hadlay sidii loo Joojin lahaa Tacadiyada ka dhanka ah haweenka, carruurta iyo dadyawga Nugul.
Gebo-gebadii waxa laysla qaatay in la sameeyo wacyigelino kala duwan oo ah sidii loo joojin lahaa Tacadiyada aaladaha casriga ah ay fududeeyaan iyo sidii meel looga soo wada jeedsan lahaa dhibkasta oo bulshada loo geysto.
Badhasaab kuxigeenka Gobolka Saaxil ayaa maanta si rasmiya xilkii ugu kala Wareejiyey Xoghayeyaashi Dawlada Hoose ee Degmada Sheekh.
Kalmad kooban oo ku saabsan mowduuca “Aragtida hoggaamineed ee maamulka magaalada iyo doorka ay ka ciyaari karto diyaarinta Berbera berri,” oo Guddoomiye ku xigeenka degmada Berbera, Mudane Nuur Abdi Jama, ka jeediyay barnaamijka Berbera Horizon Programme.
05/07/2025
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska JSL Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur ayaa Saaka Xadhig kajar iyo Koormeer ku Sameeyey Xarunta Cusub ee Wasaaradda.
Sidoo kale Shantii bilood ee u horreeyey sanadkan 2025, Waxa au Wasaaraddu kordhisay Dakhliga 30% marka la barbar dhigo lixdii bilood ee Sanadkii hore…”” Sida uu sheegay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Dalxiisku.
Agaasime ismaciil Cabdilaahi Cilmi ayaan ka hadlay Arimaha gobolka saaxil iyo Rajada wacan ee ay ka qabaan Xukumada uu madaxwaynahe Ciro uu gadh wadeenka ka yahay.
24/06/2025
Berbera – Kalfadhigii 20aad ee Golaha Deegaanka Degmada Berbera ayaa saaka si rasmi ah uga furmay xarunta Dawladda hoose ee Degmada Berbera
Saylac ilaa badhan saaka imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland ayaa ka socda.
Maareeyaha Dekedaha Somaliland Cali Diirye ayaa galabta lagu soo dhaweeyay degmada mandheera ee gobolka Saaxil.
17/06/2025
Barkhad Maxamuud Geedi Ayaa loo magacaabay Agaasimaha wacyigalinta ee komishanka Xakamaynta Aidska.
Sideed u Aragtaa Magacaabista uu sameyay Madaxwayne Abdirahman Cirro
17/06/2025
Ismail Abdilaahi Elmi Ayaa loo magacaabay Agaasimaha toobarada Hay'adaha SOLNAC
Click here to claim your Sponsored Listing.