Eng badhal

Eng badhal

Share

Engneer Badhal waxaad ka heleysaa wararka horta ah, sida diinta, dalka, iyo danaha umadda.

09/08/2026

Waxaa jiri doonto maalin aa meesha waxba ku soo qori doonin.. idinkana waxba ii qaban karin... dadkii igu dhowaa qaadanaayo... xoolaheyga caruurteyda agoon noqon doonto.. xaaskeyga shan-bil kadib yeelan doonto.. nin kle.. aniga uu noqon doono taariikh soo martey...... warbixin.😭🖊️✍🏻

Qalinka waa midka qora tariikh walbo anaga aa lee nahay..mid murugo leh ama mid farxad badan leh.. lkn midaan waa marxad gad-gadoon badan leh.

1- waa maalinta kowaad ee la ii galbin rabo, aniga aadi doono hagaas iyo rabul caalamiin idinka waxey idin noqon dadkeygow murug iyo cibro tiiraanyo famali mid saaxiib iyo qof walbo muuqeyga yaqaaney. Balse aniga waxaa ka nasab doonaa.. oo iga go, i doona waajibaadkii tirada badnaa iyo culeysyadii isaarnaa.. marxadaas.. aad ayeey uu culustahay.. mugdi, cidlo, hadal, la,aan, keli,nimo. Ayaan deris la noqon doonaa..

2- labaad waxaa tagi doonoo xasuus walbo aan lahaa iyo rajo walbo aan dunida ka qabey saacad ma jirto xiliga meshuu maraayo lama oga waxaa keli markaas jiro waa filasha noolasha.. lama huraanka ah..

3- sedexaad waxaa la dareemo doonaa.. tagisteyda lkn hadal ayaa noqonaayo muxuu ka tagey? Muxuu ahaan jirey? Aawey xaaskiisa caruutiisa xoolahiisa? Qof kasta markuu ogaado ayuu nasiibkiisa ka qaadan aniga balse su, aalo ka duwan kuwaas ayaa miiska ii saaran.. oo ah halee aadi doontaa? Maxaa lagugu sameyn doonaa? Natiijadaada camalkii aa soo sameysey muxuu noqdey? Iyo su, aalo aad uu fara badan.. xoolo, owlaad intii aan tacbaayeey khalaas wey tageen.. waxna k**a joogaan.. oohin!! Qosol midna mesha wax kuma soo kor dhiso wax walbo alle dhankiisa ayey jiraan..

4- waxaN ilaawey wax kasta balse noolasho cusub midee saxda ah ayaa timid good jannaad ama mid kle, alle ayaan ka magan-galey god-naareedee.. aamin.allow intaas kadib waxaan deris ila ah camalkeyga.. wax kasta tagey.. waan ilaawi dadkii aduunka joogeyna wey ii ilaaween.. ilaa camalkii wanagsanaa aan sameeyey mooyee. Wali dunida joogto ka ah.. caruurdeyda oo magac labaad uu noqdey..

5- shanaad waa dhamaadka waayaha dunida iyo filashada maalinta aakhiro.. maxaa dhici doona.. ayaa ciwaanka kuu noqon doona..? Midaas oo ah xaqiiqda dhabta ah.. aduunyo ayaa noqon doonta mid waayaheeda la tagtey aakhiro oo noqon doonta mid soo socoto iyo marxad adag oo aad gali doonto, allow umuuraha sahal...

W/Q Eng..badhal✍️✍️ Engneer Badhal

06/08/2026

deg deg: ciidamada psf ayaa si nabad ah ku wareejiyeey xiraddii ay ku lahaayeen bosaaso.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bay?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Banaadir
Bay