Maaskaro

Maaskaro

Share

Warar degdeg ah, dhacdooyin muhiim ah & xog sugan . La soco 24/7.

05/11/2025

xaqiiqo jirto miyaa?.

29/10/2025

Teamka niikada ku bahoobay.

14/10/2025
14/10/2025
13/09/2025

Diyaraha dagaalka Ruushka oo ka qayb qadanayo Dhoolatus ay siwad ajir samaynayaan Ruushka iyo belaruus.

13/09/2025

Caruurta Qaza

10/09/2025

Waxaan joojin doonaa taageerada laba geesoodka ah ee aan siinno Israa’iil.
🗣 Waxaan soo jeedin doonaa cunaqabatayn lagu soo rogo wasiirrada xagjirka ah iyo dadka gumeysiga ku dhaqma ee rabshadaha wada.
🗣 Waxaan soo jeedin doonaa hakinta qayb ka mid ah Heshiiska Iskaashiga.

Madaxweynaha Guddiga Yurub Ursula von der Leyen ayaa ku dhawaaqday inay soo jeedin doonto dhowr tallaabo oo ka dhan ah Israa’iil.

10/09/2025

Militiriga poland oo u dhaqaaqay dhanka xaduudka Bilaruus.

Poland ayaa sheegtay in 11 bishaan ay xirayaan xaduudka ay la wadaagan bilaruus.

Iyadoo ruushku gudaha poland ka bilaabay dhaqdhaqaaq iyo duqaymo

09/09/2025

isr-1l ayaa wafdi ka socda xam-as ku duqeeyay Doha Qatar.

09/09/2025

Madaxweynaha Nepal Paudel ayaa la soo sheegay inuu is casilay iyadoo ay socdaan mudaaharaadyo sida ay warbaahintu ku warantay.

Muuqaallo ayaa muujinaya in baarlamaanka gubtay kadib markii ay dibadbaxayaashu dab qabadsiiyeen.

09/09/2025

Qaahira waxay Golaha Ammaanka u dirtay warqad ay ku sheegtay in Itoobiya ku xadgudubtay sharciga biyaha Niil, isla markaana Masar xaq u leedahay inay tallaabo qaaddo.

24/08/2025

Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan, ayatullahi Ali Khamene, ayaa iska diiday baaqa Trump ee ahaa “is dhiibid aan shuruud lahayn”, wuxuuna gebi ahaanba meesha ka saaray wada-hadallo toos ah oo nukliyeer la xiriira oo lala yeesho Washington, isaga oo Maraykanka ku eedeeyay “dhaqan gardarro” iyo inuu sabab u yahay khilaafka weli taagan.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Balad Weyn?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Balad Weyn