AMDOS Branch
โจ๏ธ๐๐จ๐ฒ๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐๐ก๐ ๐๐ฌ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐.โจ๏ธ
Only few minutes!!
Last minutes wye ka faa'ideysi wacan.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
0614 154725/0624 154725/0711 154725
28/05/2026
โจ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐โ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐!
AMDOS Branch waxay kuu diyaarisay Offer aad u qiimo badan oo kuu sahli doona inaad si xor ah ula xiriirto dadka aad jeceshahay.
๐ถ 26 saacadood Unlimited Data & Voice ah kaliya $0.5
๐ถ 72 saacadood Unlimited Data & Voice ah kaliya $1
Ka faaโiideyso internet degdeg ah, wicitaanno tayo leh iyo adeeg lagu kalsoon yahay.
Ciiddaada ka dhig mid farxad iyo xiriir joogto ah leh.
๐ AMDOS Branch โ Halka adeegga wanaagsan laga helo.
27/05/2026
๐๐ฅ-๐๐ก๐ฌ๐๐ง ๐๐จ๐๐ข๐ฅ๐ ๐๐๐ญ๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ ( AMDOS Branch) ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐๐ฒ: ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค! ๐๐ฅ
โCiiddu waa xilli farxadeed, is-cafis, iyo is-ku-xirnaan. Maadaama ay tahay Ciiddii Hilibka, adigoo ku guda-jira dubista iyo cunista hilibka macaan ee ciidda, ha u ogolaan in xiriirkaaga iyo hambalyadaadu ay go'aan!
โAMDOS Branch waxay diyaar u tahay inay kuu adeegto maalmaha ciidda oo dhan, iyadoo kuu diyaarisay xirmooyin data oo aad u jaban, aad u dheereeya, isla markaana u macaan sida hilibka ciidda, si aad asxaabta iyo qoyska ula wadaagto daqiiqad kasta oo farxad leh!
โ๐ Hilibka macaan cun, fariintaada ciiddana reebโkhadka marnaba yuusan kaa go'in.
โ๐ Wixii faahfaahin ah: 0614154725 / 0624154725 / 0711154725
โ๐ AMDOS Branch - Had iyo jeer adeeg hufan iyo tayo sarreysa!
26/05/2026
Ilaahayoow Xujeyda xajkooda ka dhig mid la aqbalay (Mabruur), dambigoodana dhaaf, ayagoo nabad qabana ehelkooda u soo celi. ๐คฒ
Annagana nagala mid dhig kuwa aad dambigooda dhaaftay, naartana ka xoraysay, naguna arzaaq xaj mabruur ah.
Aamiin Aamiin Aamiin
26/05/2026
Nabigeena (NNKH) wuxuu yiri: "Ducada ugu khayrka badan waa ducada Maalinta Carafo."
Ha moogaan fursaddan qaaliga ah ee aad Allahaaga ku weydiisan lahayd wax kasta oo aad u baahan tahay. ๐คฒโค๏ธ
#1447
25/05/2026
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐๐ก๐๐๐ข ๐๐ก ๐๐จ๐ง ๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐๐ข ๐๐๐ซ๐ข๐ง! ๐
Ha moogaan fursadda ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐จ oo ๐๐๐ฆ๐๐ข ๐๐ก๐๐๐ ah oo laga helaayo ๐๐๐ฅ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง oo kaliya!
Soonka ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐จ waa hadiyad rabaani ah oo weyn.
Nabigeena suuban (NNKH) wuxuu inoo sheegay inuu tirtiro dambiyadii ๐๐๐ง๐๐๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ ๐๐ฒ iyo Dambiyada ๐๐๐ง๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐จ ๐๐จ๐๐๐ .
Ha iska khasaarin ajarkaas baaxadda leh!
Allahayow naga yeel kuwii sooma, dambigoodana la dhaafo, ducadoodana la ajiibo. Yaallah, adduun iyo aakhiraba khayr na waafaji, naartana naga kori. Aamiin, Aamiin ,Aamiin.
AMDOS Branch
22/05/2026
Jumca Mubaarak Guud ahaan umadda muslimiinta ah meel weliba aad Dunida ka joogtaan.
AMDOS Branch
21/05/2026
โ๏ธ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐๐๐ป๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฑ๐ป๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐๐ ๐๐ฒ๐น๐ฎ๐!
Maanta oo ah โMaalinta Shaaha Adduunka, waxaan ogaannay sir weyn: Koob shaah ah oo kulul wuxuu furaa maskaxda, laakiin ๐๐ข๐ฆ๐๐๐ซ๐-๐ค๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฌ๐ก๐ค๐ ๐๐ก ee Somtel Somalia ayaa fura adduunka!
โShaaxaa maskaxda dajiya,
Murugada adduunka bi'iya,
Haddii kii Somtel la raacsho,
Xawaaruhu wuu hillaacaa!
Maxaa ka qurux badan adoo koob shaah ah oo udgoon haysta, haddana gacanta ku haysta Simcard-ka ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ฒ๐๐ฒ ee Somtel oo bilaash ah?
Midna maskaxdaada baa ku degaysa, midna jeebkaaga baa ku badbaadaya!
AMDOS Branch baa isu kaaba-gashay labadii saaxiib ee noloshaada xawaaraha ku kordhin lahaa. Kaalay oo qaado fursaddaada hadda!
21/05/2026
๐ด ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐, ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐! โช๏ธ๐ฅ
โMaanta farxaddu waa labo! Reer Gunners garoonka ayay soo ruxeen oo 3-dii dhibcood ayey soo qabsadeen, anigana AMDOS Branch baa igu casuumay ๐ฆ๐๐ -๐ฐ๐ฎ๐ฟ๐ฑ ๐ฏ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐๐ต ๐ฎ๐ต oo xawaarihiisu yahay mid aan la qaban karin! ๐โโ๏ธ๐จ
โHaddii aad rabto in aad ciyaarta dambe si toos ah (Live) ugu daawato xawaaraha 5G ee ugu dambeeyay adoo weliba jeebkaaga badbaadinaya, halkan ayay kuugu taallaa!
โโ Ha isku daalin khad iska dhex dhacaya daqiiqadaha dambe.
โ
Kusoo biir reerka guusha oo hel SIM-kaaga hadda!
โWixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
๐ 0614 154725 | 0624 154725 | 0711 154725
๐ AMDOS Branch โ Had iyo jeer ku xirnow kuwa ugu fiican!
โ
Click here to claim your Sponsored Listing.