Baakaay Cumar

Baakaay Cumar

Share

Mohamed Omar (Baakaay Omar) | Journalist

24/06/2026

DEG DEG: Dani oo Wadnaha lajaray & DF oo Hub iyo Ciidan kadajiyay Puntiland, Garoonkii diyaaaradaha oo lala wareegay.

23/06/2026

NAXDIN: Dhimashada 50-Qof oo aano qabiil loo dilay oo hal maalin lawada aasay |Somalidii waa udhamaatay|

22/06/2026

Deeq Jeesoow oo xabsiga kuwajahaya Xaalad halis ah & Meydadkii oo la aasay |War ninkaan hala badbaadiyo|.

22/06/2026

10-Sano oo mugdi ah kadib, Waa kan Ninkii soo afjari lahaa Kooxda Jowhar.

21/06/2026

DEG DEG: Ciidankii Laftagareen oo la laayay & Ciidanka Xogga oo lawareegay goobihii ay joogeen.

20/06/2026

11-Sano kahor iyo Maanta oo kale.

Guud ahaan Dalka maanta waxaa si rasmi ah uga daahfurmay imtixaanka ugu dambeeyo Dugsiga sare ee Sanad dugsiyeedka 2025-2026.

11-Sano kahor waxan kamid ahaa Ardaydii ufariisatay imtixaankii Qaran Sanad dugsiyeedka 2014-2015, waxana Nasiib uyeelanay in aa noqono dafcaddii ugu horeysay ee imtixaan Dowli ah ufariisata burburkii kadib, aniga oo kamid aha ardayda Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Alfajri.

Kooxda Shbb ayaa xiligaas soo saartay Digniin culus oo ahayd in ardaygii ufariista imtixanka aysan dhaafi doonin taas oo dhaman waalidkii iyo ardaydii ku abuurtay cabsi.

Hanjbaad, cagajugleyn iyo cabsi xoogan ayaa jirtay oo waalidiinta qaar kuqasabtay in ardayda qaar ay kaceliyaan in ay ufariistaan laakin aniga iyo Arday kale oo badan waxaan qaadanay go’aan geesinimo leh oo waan galnay imtixaanka anagoo fikirkii imtixaanka iyo cabsida Qaraxyo ama dilal kooxda ay ina heystaan.

Maanta waa Alle mahadiis ayadoo aysan jirin digniin, hanjabaad iyo cabsi, amni buuxa uu jiro in ay ardaydii ufariisteen imtixaanka Qaran oo ay inta ugu badan Dalka ay kuwada mideysanyihiin.

Waxaa Alle uweydiinayaa in uu ufududeeyo, qalbiyadda uqaboojiyo, rajaddii iyo dadaalkii Sanado badan ay so wadeen uu si nabad ah ugu dhameeyo, ardayda nabad iyo Caafimaadna ugu dhameeyo dhamaan maadooyinka, kana dhigo kuwo hela natiijooyin ay kuwada farxaan.

Sanado kale oo kasii Qurux badan Insha Allah.

20/06/2026

XOGTA: Mucaaradka oo Shirqool halis ah udhigay MD Xasan Sheekh |Toloow maka badbaado doonaa?|.

20/06/2026

DEG DEG: Ciidanka GorGor oo Awood kula wareegay Jalalaqsi & Maleeshiyaadkii dagaalamay oo…

19/06/2026

Manoqon doono Nin aan wax qaban, lana ficiltama Dowlada” Musharax Xil Maxamed Cabdulqadir

19/06/2026

DEG DEG: Meydad iyo Dhaawac daadsan Wadooyinka Jalalaqsi iyo Xaalka oo….

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Jeddah?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Jeddah