Akram osman Mohamed

«اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ» Only Messages ( Fariin Qoraal kaliya)

05/09/2024

Intey garashaduu kugu gaaban tahay Abaal aad gashaa wax ma goynayee.

05/09/2024

Madaxweyne Farmaajo iyo Markale.

05/09/2024

Ustaad Muxuyadiin Abdi iyo Darsi Qiima badan.

04/09/2024

Xildhibaane Xabsiga Lindhanaanta kusocab
Kadibne Noshekey Adoo Xanaaqsan Somalilaan
Weyba kaadagi Weyse (isboxaalintaada)iyo (isborboorkaada)Magaaladu Hakaanasato

03/09/2024

Sh Xuseen cali Jabuuti

03/09/2024

Hees: Xabashi yaa u sheega?

02/09/2024

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa
Dhalinyaro

Dawarsigaba Waad Taqaanaa Maxaad U Baran Waydayseen SidaLoo Shaqaysto

02/09/2024
01/09/2024

Hees :Xaqiiqada in ay diidan tahay Xabashi yaa u sheega. ?

Photos from Akram osman Mohamed's post 01/09/2024

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Jawiil.

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Hirshabeelle iyo wafdigw uu hoggaaminayo, oo maalmahan safar kormeer ah ku marayay deegaanada kala duwan ee gobolka Hiiraan, ayaa kormeer ku tagay isbitaalka degmada iyo xarumo caafimaad oo hoostaga degmada Jawiil.

Wasiirka ayaa u kuurgalay habsami usocodka howlaha caafimaad ee ka socda xarumaha, maamulkana ka dhageystay warbixino kala duwan iyo baahiyaha caafimaad ee taagan. Sido kale, Wasiirka ayaa la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada degmada.

Wasiirka waxaa kormeerka ku wehelinayay Agaasimaha Qorsheynta iyo Siyaasadda, madaxa mashruuca Damal Caafimaad, Iskuduwaha Caafimaadka Gobolka Hiiraan iyo masuuliyiin kale.

Photos from Villa Somalia's post 31/08/2024
Photos from ‎رئاسة مجلس الوزراء المصري‎'s post 31/08/2024
31/08/2024

Dalka Difaaciisu waa maqadas.
70 Jir Ka adag Bir Birmade Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Insha Allah Waan ka Guuleysaneynaa Cadawgeena.

Ciil waxuu iga Hayaa kuwa Xildhibaano kusheegaa Ee maanta Amxaaro u niikinaaya 😡

31/08/2024

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Taye Atske Selassie ayaa ugu baaqay dalalka Geeska Afrika inay si dhow u wada shaqeeyaan la dagaalanka hanjabaadda Al-Shabaab ee Soomaaliya. Selassie ayaa xaqiijisay in Itoobiya ay ka go'an tahay la dagaalanka kooxda argagixisada iyadoo taageero milatari siinaysa Soomaaliya ilaa inta Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ay si buuxda ula wareegayaan xaaladda amniga dalka.Ethiopia manobahan thy Mise Somalia ubahan Maxey kula thy Muwaadin

31/08/2024

Dawlada Jabuuti ayaa shaacisay inay diyaar u tahay in Itoobiya ay siiso Dekkad ay maamulato 100% Wasiirka Arrimaha dibada Jabuuti Dr. Maxamuud Cali Yuusuf ayaa yidhi,

“Waxaanu diyaar u nahay inaanu Itoobiya siino Dekkad ay iyadu maamulato 100% .

Waana dekkada Tojora oo 62 Mile u jirta xadka Itoobiya si xal loogu helo khilaafka Soomaliya iyo Itoobiya.”

31/08/2024

DHAANTO CUSUB OO AH DHALBA LAMA-SINEE DHIG UDEJEEN MIYAA

30/08/2024

Farriin adag

30/08/2024

Halkani waa Dagmada Jawiil- dhulkii hooyo oo barwaaqo lagasoo sheegayo.

30/08/2024

Ka warrama xaalaadda Xamar maanta?

Warku muxuu sheegayaa?

Cawaalow CadowgaaKaama Lib Helo

27/08/2024

MADAXDU WAA 2 ABAAL GUDE IYO ABAAL LAAWE

26/08/2024

Korneeladdii la'mooday adeegtada ee shaaha loo dirsaday.? "Qiso dhab ah"

Sidan hadii ay kugu Dhicilahayd, maxaad sameyn lahayd.?

25/08/2024

U Ciyartan.?

24/08/2024

Dab xoogan oo qasaare Hantiyadeed geeystey oo ka kacay Suuqa weyn ee Ceelash Biyaha ee duleedka Muqdisho.

Photos from Akram osman Mohamed's post 24/08/2024

Xildhibaan Mohamud Abukate Kursiga wuu kufadhiyo
Waa HOP #006-Hirshabelle,Hiiraan-Baladweyn-Ujeejeen,Hawiye,

Waxu Xildhibaan Mohamud Abukate Canku
Yahay”kala qub qubida” Besha Ciise Mudulood
Xildhibaan Mohamud Abukate Mudo” Xiledkiisa
Intuu jogay waxuu ku dhacay dhor qalad oo besha
Ciise Mudulood kukeni karto kala Qub qubid
Xildhibaan Mohamud Abukate’
1:Waxuu Xilkaqaadis Kusameye
Gudoomiye Kuxigenkii H**e ee Arimaha Bulsha ee
Dagmada Abdi Aziiz Waxuuna Xilkaas Kaqaday Mudane Abdi
2:Xildhibaan Mohamud Abukate Mahan Xildhibaan
Kashaqeyo Cadaalad iyo sinaan intaan Ka Aqaano lkn
HOP #006 Waa Kursigii ee Besha Ciise Mudulood

3:Xildhibaan Mohamud Abukate
Waa Halqof Mudoxileedkiisuna Waa Gaba Gabo

Waxaana Sohari doono Magaca Guud ee Ciise Mudulood &Kursiga

4:Ilaa hada maqalkiisa iyo muuqiisa yaa arkay?
Kadib dagaalkii uu ku qaaday ina oogle

23/08/2024

Qabyaaladda & Dowlada Somalia Makala Marmaan

23/08/2024

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo jawaab ka bixiyay hadalka Raysalwasaaraha Soomaliya uu yidhi,

“Qaranka Somaliland waa MID ee labo ma aha!

Xisbiga WADDANI waxa uu beeninayaa warka laga soo tebiyay Raysalwasaaraha Soomaaliya. Ujeeddo kasta oo hadalkaasi xambaarsan yahay ama lagu doonayo in dadkayaga lagu qaybiyo waa riyo-maalmeed.

Mucaarad iyo muxaafid, qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland waa aannu ka midaysannahy. Somaliland iyo dadkeeduna waa ul iyo diirkeed, siyaasadda WADDANI na waa: dadka Somaliland oo mid ah, oo beesha caalamka ka mid ah.”

Photos from Akram osman Mohamed's post 23/08/2024

Degmada Garejir ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Taliye Gashaanle Cali Farah Maxamed Bilaal iyo Guddoomiye Bakar Cali Nuur.

Wafdigan waxaa halkaas si diirran ugu soo dhaweeyay maamulka degmada, oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Zakariye Cabdi Dhalaweyn iyo ku xigeennadiisa.

23/08/2024

Sharaf & Karaamo Habalyo Nabadon Xasan lkn
Qisadii dhex martay Sacad Ibnu Abi Waqqas iyo hooyadii

Sacad ibnu Abi Waqqas wuxuu ahaa hogaamiye, wuxuuna ka mid ahaa saxaabada kuwa jannada loogu bishaareeyey, kuwii ugu horeeyey ee muslimayna wuu ahaa, markuu muslimay hooyadiisa waxay tiri.

Yaa Sacad waxaan maqlay inaad muslimtay oo aad gashay diinta cusub ee Nabi Muxammad ﷺ .

Wuxuu yiri : haa hooyo.

Waxay tiri : waxaan maqlay Nabi Muxammad ﷺ inuu idiinku amray hooyooyinkiina inaad adeecdaan.

Wuxuu yiri : haa

Waxay tiri : waayahay aniga hooyadaa maadaama aan ahay waxaan kugu amraaya inaad ku kufrisid Muxammad iyo Allaha Muxammad.

Wuxuu yiri : Wallaahi hooyo taas ma dhaceyso.

Dhawr jeer ayey isku dayday way ku guulaysan waysay, markay ka quusatay oo ay dareentay inuu kasoo laabaneynin ayey waxay go’aan ku gaartay inay ka go’do cuntada ilaa uu diinta ehelkiisa ku soo laabto, raashiinkii ayey ka go’day ilaa ay sakarad gaarto, sariir ayey ku aruurtay wuu soo siyaaran jiray maalin maalmaha ka mid ah wuu u dhowaaday cabaar ayuu fiiriyey xataa ehelkii iyo qaraabadii waxay u maleeyen inuu hooyadiisa u nixi doono oo dalabkeeda intuu fuliyo ka noqon doono diinta Islamka, intuu cabaar fiiriyey ayuu yiri : ogoow hooyoy Wallaahi hadaad boqol ruux lahaan lahayd oo boqolkaba hal hal kaaga baxdo xataa inaan ka noqon lahayn diinta Islamka ee hadaad rabtid cun ama ha cunin. Isla markiiba wuu noqday wuxuu ku noqday meeshuu ka yimid iyo Rasuulka ﷺ agtiisa.

Intaanu asigu hadlin waxaa hadlay Nabiga ﷺ wuxuu yiri : hooyadaa sidey tahay yaa Sacad? Ilaahay Aayad Ilaa qiyaamaha la akhrinaayo ayuu dartaa usoo dejiyey.
[8]

Markay sariir ku aruurtay ay aragtay oo asigana uu soo laabasho lahayn way rajo dhigtay waxaa la yiri cuntadeeda iyo cabitaankeeda ayey ku noqotay.

Dulucda fahan 🙏🏽Nabadoon Salaad Habalyo

Want your organization to be the top-listed Government Service in Doha?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Intey garashaduu kugu gaaban tahay Abaal aad gashaa wax ma goynayee. FIIN TV
NABAD IYO NOLOL
Ustaad Muxuyadiin iyo Darsi Qiima badan.
Muxaadaro Sh Xuseen cali Jabuuti
Hees: Xabashi yaa u sheega?
Dawarsigaba Waad Taqaanaa Maxaad U Baran Wayday Sida Loo Shaqaysto
Hees :Xaqiiqada in ay diidan tahay Xabashi yaa u sheega. ?
Dalka Difaaciisu waa maqadas.
DHAANTO CUSUB OO AH DHIIG UDEJEEN
Farriin adag.
Halkani waa Dagmada Jawiil- dhulkii hooyo oo barwaaqo lagasoo sheegayo.
Cawaalow Cadowgaa Kaama Lib Helo

Telephone

Website

Address

Doha
Other Political Parties in Doha (show all)
VOX Qatar VOX Qatar
THE PEARL
Doha

Personas en Qatar comprometidas con un proyecto de Unidad y Libertad en España, y preocupadas por la deriva comunista totalitaria del actual Gobierno, simpatizantes VOX, sean o no...

Raj thapa Raj thapa
Doha
Doha

political opinion& vlog

pti Tigar pti Tigar
Doha, 0000

I love pti

Imran khan PTI Imran khan PTI
Doha, 00000

Imran khan lovers can follow and support❤😍

Abdi hakim abdilaahi cateeye Abdi hakim abdilaahi cateeye
Ummuqualina
Doha

kala Soco wararka qaar iyo dhacdoyinka aduunka

pti tigar overseas qatar pti tigar overseas qatar
Doha, 0000

This page is only for the supporter of imran khan .PDM are not allowed here thanks.

PTI Qatar PTI Qatar
Al Jasem Street
Doha, 00000

Muhammad irfan Muhammad irfan
Doha, 00000

King 👑 Imran Khan👑 🦅🇧🇫🦅🇧🇫🦅🇵🇰🦅 ⚔️🦁⚔️🦁⚔️🦁⚔️🦁⚔️ 🔥✌️🔥✌️🔥✌️🔥✌️🔥✌️🔥✌️

ANP Doha ANP Doha
50
Doha

24

md nojrul md nojrul
Doha

Palakollu.narasapuram.ysrcp Palakollu.narasapuram.ysrcp
Palakolu
Doha, NANI

Riaz Mehsood -Official Riaz Mehsood -Official
Doha
Doha

Ex ISF president Commerce college dera ismail khan Ex information secretory PTI Doha Qatar Present Ge