Ibrahim Carab

Ibrahim Carab

Delen

SaaxiBkaaga Sportska 🀝 🀝

31/05/2026

Champions of England 2026 πŸ›‘πŸ›‘ Arsenal

31/05/2026

London is red today πŸ›‘ Waa la isku so baxay Arsenal

31/05/2026

Macalin Enrique πŸ—£οΈ Xanuun ayee ku tahay Arsenal & taageerayaasheedaba in laga qaaday champions league balse waa hubaal mar dhaw aye qaadi doonaan koobkaan, Mikel Arteta wuu awoodaa..”

31/05/2026
31/05/2026

Macalimiinta ugu badan ee ku guuleesta UCL:

Ancelotti - 5 jeer
Bob Paisley - 3 jeer
Zidane - 3 jeer
Pep - 3 jeer

Enrique liiska soo galay asna 3 jeer qaaday 🫑

4 iyo 5 ma gaari kara Enrique sanadaha soo aadan?

31/05/2026

Reer Man United aya fakfakanaya oo leh kooxaha premier league anaga ka celineena PSG ee xeli ciyaareedka soo socda champaha hanola balamiyo cml πŸ˜‚

United hadi ku dhacdo PSG kwrma maxa kaso bixi kara?πŸ€”

Waana macquul inee isku dhacaan isla wajiga h**e qeeybta horyaalka champaha. I can’t wait 😜 jooga waa diideen soo joog qofki laga waayo soo jiif laga helaa, post xasuus idinkaga dhigi doonaa iska suga.

31/05/2026

🚨Rafeal Leoo waxu shaaciye inu ka tagaayo Ac Milan:

Asaga & kooxda aya isku af gartay in xidiga reer Portugal ee 26 jirka loo ogolaado inu meelo kale tijaabsado maadama waqti dheer kuso qaatay Ac Milan:

Lacag 50 ilaa 80m euro u dhaxeesa lagu heli karaa,
Leo xidig taageero waaye aniga waa garab farqi abuure ah ganbis, speed & natiijo leh balse dhibkiisa ugu weeyn waa isma lure lazy ah. Saas yaa ku qaadan karo?

31/05/2026

Ramos aya xalay soo dhigay instagram kiisa, β€œWaan Arki doonnaa.” Asago soo qaatay sawir uu Real Madrid kula guulestay champaha 3 jeer is xiga.

Yacni waa arkeena hadi PSG sidaas sameeyn karto ayu leeyahay Kaptanki h**e Madrid. PSG ma sameeyn kartaa?

31/05/2026

Hye shalay ma jiraa qof saxay saadaalinta oo yiri penalty penalty aya lagu kala qaaday oo PSG ku qaadeesa?

UEFA champions league Final;

PSG V Arsenal,
Puskas Arena,
30/05/2026,

Saadaalintaada ciyaartaan maxe tahay? Post waa uso laaban doonaa qof walbo waxu sheegto..πŸ‘ŠπŸ» aniga 1-0 Arsenal

31/05/2026

PSG hadana sanad kale aye isku mareen kooxihi ka hor imaaday ee ka socday premier league:

2025/26: Chelsea, Liverpool, Arsenal βœ…
2024/25: City, Liverpool, Aston Villa, Arsenal βœ…

War reer premier leagooow nimankaan ma iska qabano? πŸ€” inta Anaga ganbar isku dhiganeeno πŸ˜‚

Wilt u dat uw publiek figuur hΓ©t hoogst genoteerde Publiek Figuur in Rotterdam wordt?
Klik hier om uitgelicht te worden.

Type

Adres

Rotterdam