Taleex Tv

Taleex Tv

Share

taleextv iyo muuqaalo aad ka heli doonto nagala soco chanel ka taleex tv iyo muuqaalo ku anfici doon

14/10/2024
27/08/2024

Sanaag dagaal ayay u bahan tahay ee nabad uma bahanaa

26/08/2024

Mashruuc laga dul sameeynayo macaash-dhaqaale laguna dhiibaateeynayo dadkii soomaaliyeed ee dalka India arrimaha caafimaad ugu socdaali jiray ayay Thailand la galeen safiirka sii baxaya ee daalkeenna u fadhin jiray Kenya Jibril Abdulle (Jibril-Jaajuus) iyo wiil ay dhashay madaxweynaha dalka walaashii oo hadda maamula isbitaalka madaxtooyada.

Dadkeenna tabaaleeysan ee caafimaad darrida la ildaran ayaa markii h**e u socdaali jiray dalka India sababo la xariira maciishadda iyo qarashka isbitaallada oo ka jaban dalalka kale.

Sida caadiga ah dalku-galka dalka India waxaa laga qaadaj jiray Nairobi, iyada oo la sii marayo safaaraddeena, balse nasiib darro wixii hadda ka danbeeya kooxdaan macaashka ka dul sameeyneeysa bukaannadu uma fududeeyn doonaan habraaca helitaanka fiisada India, maadaama ay iyagu safaaraddii joogaan, taas bedelkeeda waxay ku qasbi doonnaan bukaannada soomaalida ah in ay dalku-galka Thailand la fududeeyaan.

Ujeedadada qura ee laga leeyahay ayaa ah; in shirkad iyagu sameeysteen ay tahay tan kali ah ee fiisada caafimaad ee Thailand laga dalban karo.

Markii damiirku dhinto, masuuliyada lagu kaadsho, xishoodkana laga tago, danqashada aadmiga ahna la beelo sida kooxdaan qaraabada ah ee qaraabka uu u soo jeestay ayaa nacfi laga raadiyaa Aabe soomaaliyeed oo waayeel ah oo cancer la tacaalaya, hooyo ilmaheedu ay kalli u badalayaan agoon indhoole ah oo qaaraan loo soo aruuriyay ku raadsanaya bal inuu mar uun India kula soo quusto iyo qaar kuwaas la xaaladda ah.

Hadde ogoow kooxaha ilaa heerkaas yaqyaqsiga leh dadka dhibban dhaqaalaha uga raadinaya ee Villa Somalia iyo Nairobi kala jooga, mar ayay noo ahaan jireen halyeeyo xuquuqda aadanaha u dooda iyo hoggaamiyayaasha bulshada rayidka ah ee xuquuqda dadka dhibban dooda maantana dadkii dhibbanaa ayay dheef ka baadigoobayaan.

26/08/2024

Xasan bahane

25/08/2024

"Garaad Jaamac G Ali ayaa yiri; "Dagaalka Goojacadde waxa lagu burburiyay aragtidii Goonigoosadka iyo kala sooca dadka Soomaaliyeed.."

25/08/2024

Waxaan Halkan uga hambalyeynayaa Ciidamada Difaaca SSC-Khatumo Munaasabadaa sanad guurada 1aad ( 25 August) ee Guusha Gooja Cade , anigoo sidoo kale u u hambalyeynaya Xaasakooda , Caruuryooda iyo guud ahaan Shacabka SSC-Khaatumo.

Waxaan Ilaahay naxariis iyo jano u waydiinayaa intii ku geeriyootay halganka hubaysan ee Aayaha Bulshada lagu xaqiijinaya , sidoo kale Waxaan Caafimaad u waydiinayaa intii ju dhaawacantay .

Photos from Taleex Tv's post 25/08/2024

Shiikh adan wali iyo qaarkamida ciidamada ssc

24/08/2024

DEG -SHINE CULAY OO KU GAFAY DOWLADA PUTLAND & BESHA MAJERTEN DAAWO XOGTAN

24/08/2024
24/08/2024

DEG-CAAQIL XAQ U DIRIR OO AFKA FURTAY,ADAN MADOOBE OO XOOG KU QAATAY GURI AY HOYO SOMALIYED LEDAHAYhttps://www.youtube.com/watch?v=vYtm2L1TJnkhttps://www.youtube.com/watch?v=vYtm2L1TJnk

24/08/2024

DEG DEG:SAYID CALI XAASKISA NOLOSHA KU GUBAY OO SAKA MAR KALE MAXKAMAD KA SO MUQDAY WANA LA DAYAYhttps://www.youtube.com/watch?v=4K9jUXQ6Ugwhttps://www.youtube.com/watch?v=4K9jUXQ6Ugw

Want your business to be the top-listed Media Company in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Taleex Tv
Nairobi