Issak Malin

Issak Malin

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Issak Malin, Digital creator, 12 street, Eastleigh, .

30/08/2025

DAAWO: Sida ay isku badashay xeeladaha dagaalka XAMAAAS iyo Dagaal toos ah oo ay ku qaadeen ISRA'lIL

05/08/2025

Macawisleeyda Beesha Duduble ayaa Kooxda AS ku Xasuuqay Duleedka Dhuusamareeb.......

05/08/2025

Xogahayaha Degmada Xarardheere Maslax Macallin Cilmi ayaa ka warbixiyana howlgal Sacadihii ugu Danbeyey ay Cidanka Xoga dalka iyo kuwa Deganku ka fuliyeen Aaga Deegaanada Wadaarig iyo Faarax Aadan.

Photos from Mohamed Abdi Koblehshe's post 04/08/2025
02/08/2025

Magaalada Huurshe iyo Siyaarada Sh Yuusuf Sh Ibraahim Direed

29/07/2025

Musharax Abdikafi Haji iyo la kulanka qaar kamid ah bulshada nafadaa ee Dhuusamareeb.

28/07/2025

Musharax C/kaafi Xaashi Faarax waa Musharaxa u taagan Qabashada Gudoomiyaha Dhuusamareeb Bulshada ayuu saaxiib la yahay.

26/07/2025

Gudoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha C/kariin Axmed Xassan ayaa Maanta Kormeeray Goobaha Diiwaangalinta ee Magaalada Dhusaamreb.

25/07/2025

Dhusmaha Wadada Laamiga ah ee Bartamaha Caasimada Galmudug.

25/07/2025

Xildhibaan Cismaaciil Muqtaar Nuunow oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa Sheegay in la gaaray Waqtigii Qof waliba uu dooran lahaa Qofka uu doonayo.

24/07/2025

"Qalabka Doorashooyinku Maanta waxa uu yaalaa Oog iyo Tukaraq oo ah SSC Khaatumo" waxaa sidaas Sheegay Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha C/kariin Axmed Xasan oo soo gaaray Magaalada Dhuusamareb.

23/07/2025

Maanta si aan Caadi ahayn ayaa Dhuusamareb Dadkii ugu badnaa isaga Diiwaangaliyeen.

Telephone

Website