Rooble Mixed Farm Project

Rooble Mixed Farm Project

Condividi

Società Di Media nelle vicinanze

Radio Radar Porretta
Radio Radar Porretta

aragtida qurxoon waxee ka turjuntaa aragtida bulshadeed. abdishakur Hassan omar

22/08/2025

📢 OGEYSIIS SEMINAAR 📢

Tusmo Youth Development Organization oo kaashanaysa Jaamacadda Horseed waxay qabanayaan Seminaar muhiim ah oo loogu talagalay ardayda dhammeystay dugsiga sare.

Mowduuca:
🎓 Hagaha Ardayga ka Baxaya Dugsiga Sare: Sida Loo Xusho Kuliyadda Kuugu Habboon

Ujeedada:
Seminaarkani wuxuu ardayda siin doonaa talooyin iyo tilmaamo ku saabsan sida loo doorto kuliyadda ku habboon mustaqbalka, iyadoo lagu saleeyo danaha, hibada iyo fursadaha mustaqbalka shaqo.

📍 Goobta: Hallka Jaamacadda Horseed
📅 Taariikhda: 24/08/2025
🕒 Saacadda: 08:00am – 12:00pm subaxnimo

Waxaan ku martiqaadaynaa dhammaan ardayda xiiseyneysa inay ka qeyb galaan fursaddan muhiimka ah.

Kaalay oo noqdo mid mustaqbalkaaga u qorsheeya si aqoon iyo go’aan wanaagsan leh.

Vuoi che la tua azienda sia il Società Di Media più quotato a Rome?
Clicca qui per richiedere la tua inserzione sponsorizzata.

Sito Web

Indirizzo

Rome