Sadaam Husein

Sadaam Husein

Partager

Gacmo furan kusoodhawoow

22/06/2026

Canshuurti Shacabka Puntland Siciid Deni Waxay ugooysay inuu meel Walba Dhiig kudaadiyo iyo Sidokale Calooshood ushaqaystayaal aan hadaf lahayna Deegaanki kusoo qulquliyo Puntland Gacanta Deni ayay kuburburaysa!!!

21/06/2026

Madaxtooyada Puntland iyo Dhiibatada ay kuhayso gabdhaha yar yar ee Sookoraya bal daawo muuqalkan!!

20/06/2026

Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan Waxaa kasocda Xasuuq Aragagax leh Waxaa lalaynaya maatadi iyo Dadkii Waayeelka ahaa Waxaana lagubaya magaalada qaybaheeda!!!

Photos from Sadaam Husein's post 11/06/2026

Waligeed ma dhicin Garsoore Lacag Lagu Sawiray Anytime ayuu laaluush qaadan kara weeye Xaalku haduu Sii Xumaday Reer galbeedna Jaanis ayay ku heleen kii yara!!!!

01/06/2026
31/05/2026

Paris Ganacsatada kunool waxay khaati kataganyihiin Umad Baco wata!!!

29/05/2026

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa lagu eedeeyay inuu riixayo qorshe balaaran oo la doonayo in lagu qaato dhulka deegaanka Qaw ama Bandar-siyaada ee gobolka Bari, halkaas oo uu doonayo inuu ku fidiyo xerooyin ciidan oo qandaraas yadooda si mugdi ah uu u maamulay si ka hor doorashooyinka Soomaaliya uu macaash dhaqaale uga helo.

Qaar ka mid ah madaxda iyo hoggaanka deeganka Qaw ayaa uga diggay Madaxweynaha Puntland iyo dadka ku dhaw ee mashruucaan xiiraya inay isku-dayaan inay qaataan dhulkaas. waxay sheegeen in horey ay dawlada Puntland dhul u siiyeen, balse Madaxweyne Deni iyo xukuumadihii ka horeeyay ay dadka deegaankaas uga baxeen heshiiskii iyo balankii laysku oggaa. sidoo kalena saamiga iyo waxqaybsigga dawladnimada Puntland lagu qadiyay.

Waxay uga diggeen Madaxweynaha inuu qaado talaabooyin khatar gelin-kara xaalada deegaankaas, sidoo kalena hurin kara kacdoon shacab. waxay xuseen in dadka deegaanka Qaw ay yihiin bulsho nabadeed oo xukuumad kasta lasoo shaqeeyay. dhulkaan oo la dejinayo saldhigyo ciidan ayay sheegeen in khataraha sunta iyo hubka ka dhalanaysa ay barakac shacab iyo go’adoon deegaan inay keenayso.

28/05/2026

Ganacsatada Paris Waxay Khaati kataganyihiin Koox Magaca Safarada Somalia ee Paris lacago ku aruursanaysa iyagoo leh kubad baa Ciyaarayna Waa Wax laga yaxyaxo Damaca noocaas ah waana Wax Soonoqnoqday!!!

24/05/2026

Madaxwaynaha Puntland Oo Raadinaya Dhul ay isaga iyo islaamihiisu Isaga ridaan HILIBKA 🏃🏃‍♀️🏃‍♂️ Shacabki puntland Abaar baa Saamaysay iyaguna Boobkii Dadwaynaha ayaa Wareerinaya!!

19/05/2026

22 Sano Kadib Garoonka Emirates oo Caawa Ruxmaya Caawa jiif ma jiro..

Vous voulez que votre personnage public soit Personnage Public la plus cotée à Paris ?
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Téléphone

Adresse


Paris