Maskaxda Guusha

Maskaxda Guusha

Share

Bsc Nurse/Enthusiastic politics/History/motivational speaker (Maskaxda Guusha)

02/07/2025

Talent is a bonus. Discipline is the requirement.

26/06/2025

1400 sano ka hor ayuu ku jeclaa. Ma aadan dhalan hadana wuu kuu ooyay, Alle ayuu kuu weydiiyay inuu ku cafiyo. Wuxuu kula rabay Janno. Wuxuu lahaa Xaasas, Caruur, Asxaab aad u jeclaa laakiin wuxuu ahaa magacaaga wixi uu ku celceliyay "Yaa Ummati, Yaa Ummati"

Waa Xabiibkeena Nabi Muxammad Sallalaahu Calayhi Wasalam

Alle SWT wuxuu Quraankiisa ku yiri,
“Alle iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallin (amaani) Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya korkiisa oo salaama Salaan."
صلی اللہ علیہ وسلم

Haddaba, Adigu ha noqon Bakheyl aan ku Sallin Suubaheeni Muxammad SCW ❤️💕

09/06/2025
02/06/2025

Calaamada Qaangaarnimada dhabta ah waa markii qof ku dhibaateeyo ka dibna aad isku daydo in aad xaaladooda fahanto iyo waxa ay sidan u sameynayaan inti aad isku dayi lahayd in aad ka aargoosato.

29/05/2025

⚡️.way adagtahay sidii aad qof ugu sharixi lahayd siduu kula sii joogi lahaa...😢


Maskaxda Guusha

03/05/2025

Human Eye 👁

30/04/2025

The kidney

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Cherati Afder Somali Region Ethiopia �
Jijiga
WAXAANAHAYHAL-ABUUREWAXANAADUJECLAHAYINAANISKUXILQAAMOWACYIGALINTABULSHADAAFKEYG

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00