Daily Post
Garaadkaga Kukori Aqoon iyo xirfad
😂😂😂😂😂
25/07/2024
Qanacadi oo Qof Ah🙏
Qof Adan noloshiisa waxba Adan kaogeen hakuqadin khalad ciqaabtiisa
Iskuday Inan ogaato waxkasta sababta kadanbeesa
Mid Hagaagsan iyo Midka Lunsanba alle ayaa udhaaranaya
Wll inyar Dhagayso oo sii Faafi
Cilmi & Aqoon.Follow
Nebi Ciise cs, waa addoon Alle, waa ina Maryama, waana mucjiso.
Waa sabigii hadley, waa wiilkii Maryama
Bintu Cimraan, waana Nebigii loo soo dhiibey kitaabkii Injiil.
Nebi Ciise & Nebi Aadam, waa isugu mid Alle, oo waxaa Ruuxdooda uu Ilaaheey ka abuurey meel cidla' ah.
Akhristoow, u fiirso tusaalaha uu Alle na siiyey:
[إِنَّ مَثَلَ عِیسَىٰ عِندَ ٱللَّهِ كَمَثَلِ ءَادَمَۖ.]
صدق الله العظيم.
[Tusaalaha Ciise, Ilaaheey waa ula mid sida 'Nebi' Aadam oo kale. ]
Rabbi sw, waxaa uu raaciyey:
[خَلَقَهُۥ مِن تُرَابࣲ ثُمَّ قَالَ لَهُۥ كُن فَیَكُونُ.]
صدق الله العظيم.
[ oo waxaa uu Alle ka abuurey carro, markaasna uu yiri ahoow, waana uu ahaadey.]
Aayadda 59aad ee Aali-Cimraan.
Nebi Ciise cs, waxaa uu ku dhashey Falastiin, goobta la yiraa Beeytu Laxam oo 10 km koonfur kaga beegan magaalada barakeeysan ee Quddus.
Isla markaasna 73 km u jirta Gaza oo ah xeebta Mediterranean-ka.
Beeytu Laxam.👇🏽
Daa’uud Cumar
Maxaa u gaar ah maalinta Isniinta?
1 Waa maalintii lasoo dejiyay Qur'aanka kariimka.
2 Waa maalintii uu dhashay Khayrul khalkhi-llaah Mohamed (scw)
3 Waa maalinta la qaado camalka qofka adoonka.
4 Waa maalintii la uumay dhamaan dhirta ka baxda aduunka guudkeeda ee qurux iyo risqi u ah dhamaan noolaha. Sidaa daraadeed maanta oo kale hala badiyo digriga (Yaa Razaaq)
5 Maalin walbo oo isniin ah waxaa la furaa albaabada Janada.
Ku bilaaba maalintiina Isniinta saliga suubanaha (scw)
Baro Diintaada
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jijiga
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
01/05/2025