Basaam
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Basaam, Real Estate, Jijiga.
20/12/2025
shaki iigama jiro maanta arsenal in dhibcaha laga dhigi doono
city faanisaw hogaankan waa saan ku qabanay
20/12/2025
yarkan banooni shaqadiisa ma ahan haku daalina
Ciyaartii uku xiisaha. Badnayd ee uclka soo martaπ₯
15/12/2023
Kooxaha uku fcn yurub
Yaad ka dhex raadinaysaa?π
03/12/2023
Newcastle ayaa gurigeeda ku dubatay dhigeeda United ciyaar hal dhinac ahayd oo United uqalantay 4 iyo wx ka badan
25/11/2023
Ninkii reeya aa reerka uhadhi
Guduud mise
Buluug
Kee taageersantahay adi?
23/11/2023
Kulanka todobaadka
Horyaalka England ayaa dib ubilaaban doona malinka sabtida wxaana laku furi doonaaa kulanka uku wayn todobaadkan iyada oo farqiga dhibcaha ee udhaxeeya uu yahay1 koox kasta oo guulaysatana wxay sii dheeraysan doontaa hogaanka
Xogta kulanka
Liverpool oo man city gurigeeda uka badisa kulan premier league wxaa uku danbaysay 2015 kulankii uku horeeyay ee klop uu wajaho man city waana 8sano man city waligeed laba kulan oo isku xigta k**a badin Liverpool kulan premier league mudo ka badan 85sano
14kii kulan uku danbaysay ee Liverpool booqoto guriga man city hal kulan ayay badisay sadeed waa laga badiyay shana barbaray galeen
Gordiole iyo klop 28 mar ayay kulmeen 11 klop aa badiyay 10na Gordiole
Like ta naku sharaf zxb wn cusubnahaye
22/11/2023
Meesh sporti leen ufurtay cumaamada iku tuura dadkaykii
13/09/2022
Gabadhii shaqaalaha ahayd ayaa dalbatay in lacagta loo kordhiyo, naagtiina way xanaaqday..
Waxay waydiisay, "Naayaa, hadda, ma waxaad u malaynaysaa inaad u qalanto mushaar kordhin?"
Shaqaalihii: "Waxaa jira saddex sababood oo mushaarka la iigu kor dhinayo, Midda kowaad waa inaan kaaga fiicanahay dhar dhaqida."
Naagtii: yaa kugu yiri?
Shaqaalihii: "Ninkaaga." Xaaskii: oh gartay"
Shaqaalihii: sababta labaadna anigaa cunto karis-ka kaaga fiican.β Xaaskii: βYaa sidaas ku yiri?
"Shaqaalihii: "Ninkaaga." Xaaska: "Oh taasina gartay." Shaqaalihii: "Sababta saddexaadna aniga shaqada sariirta kaaga fiican adiga."
Xaaskii: "Haa taasna asagaa ku sheega sow maaha?" Shaqaalihii: "Maya,
ninka beerta ka shaqeeya ii sheegay."
Xaaskii: "imisa lacag ah ayaad rabtaa hadda macanto?"ππ
Xigasho
Sheekooyinkan ookale hadaad rabto like saar fadlan
06/09/2022
Taageerayaasha kooxda Celtic ayaa garoonka qayb ka mid ah u hibeeyay Calanka Falastiin, kulankooda ugu horeeya ee Champion League.
Waa arrin lagu farxo.πππ½
Click here to claim your Sponsored Listing.