Kasbo Ragannimo

Kasbo Ragannimo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kasbo Ragannimo, Digital creator, Addis Ababa.

15/01/2026

waa subax h**e dhalinyaro haloo jarmado salaadaha iyo shaqooyinka I.W.M sababtoo ah sheyg loo kalaho ayey barakadu ku jirtaa

10/10/2025

Hammi sare!

Waxaad ogaataa in Xilligan dambe aad hami sare yeelato ay tahay guul in laguugu hambalyeeyo mudan.

Waxaa sidaas yidhi Mohamed Omer oo kamid ah dhiirigeliyayaasha Ugu caansan gayiga soomaalida iyo Aduunkaba.

10/10/2025

Alle wuxuu ku dhaartey inuu aar-gudan doono sida ku cad Kutaabka Qur'aanka gaar ahaan suurada AL-DUKHAAN aayadda 16ªªð "انا منتقمون".
Waa aayad u baahan in loo fiirsado macneheeda maxaa yeeley dambiga aad ilaahay ka gasho waa mid meel kuu yaalla. Aynu dambidhaaf weydiisanno ilaahay inta aynu caafimaadka qabno iyo inta aynu xanuusanayno.

10/10/2025

Asc dhamaan umadda somaliyed!

Madashan oo lagu magacaabo kasbo ragannimo oo aan u bedeleyno magaceeda Macalinka Maskaxda ayaan kusoo gudbin doonnaa wax yaabo faa'ido uleh dhalinyarada iyo dhamaanba inta xiiseysa iney wax ka barato maareynta nolosha iyo maskaxda.

Waxaa xusid mudan in ay ku yaryihiun dadka kusoo gudbiya qoraalada facebook si ay u sameeyaan dhiirigelin ku wajahan dhalinyarada, taas oo keentay in loo cararo xagaa iyo muuqaal samaynta. Haddaba, si aynaan u ilaawin doorkeena qoriata qoraalada waxaad halkan ka heleysaa qoraallo iyo odhaahyo aan mudo 3 bilood ah ururinayey si aan ula wadaago walalahayga muslimiinta ah.

Barakooba mahadsanidiin!

05/09/2025

Maalinkii haddii aad ka jartid 100 push-ups ah oo mudo bil ah aad wado is bedel intee le'eg ayaa kugu dhacay?

05/09/2025

Eiyooyinka waa kuwo layaab badan! ma dhacday in aad ku riyootey riyo aas ilaa hadda aad u xasuusato?

05/09/2025

Dhib makeh si kaste oo ay noloahu kuugu adagtahay waad ka bixi inta aad cibaadeysaneyso ilaahayna aad male wanaagsan ka qabto.

05/09/2025

Laga yaabaa inaad isweydiinayso sababta aad maalinkaaga ugu faraxsaneyn. Laakiin halmid ayaan kuu sheegayaa (Haddii salaada subax aad ka tagtey, Guul haku tashanin) .
Sababtoo ah guusha waxaa Asal u ah waxa ugu h**eeya aad samayso marka aad kasoo kacdo hurdada.

04/09/2025

Biamillaah!

Waxaa kasoo wareegatey in muddo ah intii aan ka maqnaa bartan Facebook, waxaana ku maqnaa arimo is dhis dhinaca shakhsiyadda ah. Runtii waxaan aad ula yaabey sida ilaahey S.W.C uu u jecelyahay adoomadiisa iyo sida uu ugu garab istaago xilliga adag.

Waxaana xaqiiqsadey in gargaarka ilaahey markaste uu U dhowyahay dadka mualimiinta ah, gaar ahaan kuwa ku dadaala inay isbedelaan.

Alxamdullilaah Hadda waan kasoo gudbey waxaana kula wadaagi doonaa arinku wuxuu ahaa iyo natiijooyinkii aan ka dhaxley.

Mahadsanid!

W/Q: Ak

15/08/2025

Maxay ahayd riyadii aad is dhahaysey waad ka dhabeyn doontaa?

Weli maka dhabeysey mise weli waad ku fijiraysaa uun?

Want your business to be the top-listed Media Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Addis Ababa