Cilmi Tv
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cilmi Tv, TV Channel, Cilmi Tv, Addis Ababa.
28/05/2023
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan,ayaa ku guuleystay doorashada madaxweyne ee dalka Turkiga shanta sano ee soo socoto. Wuxuu tartan adag la galay hoggaamiyaha xisbiga Jamhuuriga ee CHP.
Erdoğan wuxuu h**e u sheegay in haddii uu guuleysto ay ka dhigan tahay inuu sidoo kalena Turkiga guuleystay. La soco dhawaan waxa ay Turkiga uga dhigan tahay guushan Erdogan iyo halka uu aadi doono Turkiga shanta sano ee soo socota.
03/08/2021
Meydad tiro badan oo laga helay webi mara xadka Tigray iyo Suudaan.
03/08/2021
SIFAN HASEN "ILAA OROMIYA XOROWDO ITOOBIYA TARTAN KU MATALI MAHAYO".
Gadhan waxaa lagu magacaaba Sifan Hassen,waxay shalay ku guulastay tartanka orodka ee 5,000,iyadoo matalaysa dalka Holand. Waxay daqiiqadihii u dambeeyay ka adkaatay gabdhihii matalayay dalka Itoobiya.Sifan Hasen dhalasho ahaan waxay kasoo jeedaa dalka Itoobiya.
Xili aan sii fogayn oo arimaha Itoobiya BBC-du ka waraysatay ayay ku jawabtay sidan;
"Way jiraan dad iga codsaday inaan Itoobiya tartamada orodka ku matalo.Aniguse waligey ma rabin inaan u tartamo Itoobiya,ilaa Oromiya laga xoreeyo mooye."
03/08/2021
VOTE: Kursiga Aqalka sare ee Beesha Sacad waxaa ku tartami doona Xaaf iyo Cabdi Qeybdiid.
Yaa Mudan ?
03/08/2021
Waxaa bilaabatay in lasoo saaro ardaydii dhiganaysay Magallada Axum ee Deeganka Tigreega.Kala badh ardaydii jaamacadan dhiganaysay ayaa maalintii shalay soo gaadhay Semera[Canfarta]. Ardayda dhiganaysay Jaamacadan ee meelaha kale ka yimid ayaa gaadhaysay 3500 arday.Waxana hada soo baxay qayb kamid ah oo Jaamacada Semera soo gaadhay.
03/08/2021
Xildhibaan Guruuje oo kasoo baxay Kulmiye ayaa u codeeyay Gud. Abdirisaak Khaliif waana sababta dhabarjebisay Garabka Xildhibaan Faratoon ee xukuumadda.
03/08/2021
Gudoomiyaha aqalka Wakiilada Somaliland waxaa loo doortay Abdirizak Khaliif oo Dhanka Mucaaradka ka socda (Wadani) waxaana gudoonka Barlamaanka looga adkaaday Garabka Madaxweyne Muuse Biixi.
Abdirizak Khaliif Gudoomiyaha cusub ee Aqalka Wakiilada Barlamaanka Somaliland ayaa helay 42 Cod, halka Faratoon uu helay 39.
03/08/2021
Gudoomiye Cirro oo markale ka adkaaday Korneyl Biixi iyo Kulmiye.
03/08/2021
Kooxda Karamardha ee Soomalida ayaa saddex gool iyo waxba[3:0] ku hogaaminaysa ciyaar ka socota Magallada Hawasa oo ay wada ciyarayaan koox ka socota Deeganka Canfarta. Wali ciyartu kaambiyadii dambe ayay socota haddii sidan ku dhamatana Kooxda Karamardha ee Soomalida ayaa yeelan doonta 7-dhibcood leh.
03/08/2021
Waxa hadda bilaamatay Dhaarinta xildhibaannada Waxaana imika la dhaariyay xildhibaannada Gobolka Maroodijeex.
03/08/2021
Raysal wasaraha Itoobiya,Abiye Ahmed ayaa gaaray furinta h**ee dagaalka qaybta Canfarta.
02/08/2021
Seyoum Teshome oo kamid ah dadka siyasada Itoobiya fallanqeya oo ka hadlayay qorshaha ree galbeedka ayaa yidhi:-
"Abiye Ahmed ma inay maxkamada adunka ka dacweyan ayay rabaan? Jawbtu waa Haa? Ma awoodaan inay dacweeyan? Jawabtu waa haa? Caddaymo ay ku dacweyan ma hayaan? Jawabtu waa haa."
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Addis Ababa
CILMITV