Culusaw academy

Culusaw academy

Share

Begkan waxa uu furanyaha qofkasta oo soomaali ah

11/05/2021

Sawirkan ma inta aad aragta ayaa iska dhafidoonta mise xaqisa ayaad siindoonta alahayaw u gargar walalahena falastiin akbar akbar

04/04/2021

Dr sakir iyo shekh sudays waxa ka muqata kalgacayl iyo isjacal alahayaw dadka musliminta ah dhaxdooda ka yeel kuwa isjacel iskuna naxarista Amiin Amiin Amiin

Photos from Culusaw academy's post 04/04/2021

Geesiiyayasha gorgor oo manta gulawaawayn ka soohoyayay dhagar qabayasha alshabaab waxan idin rajanayay marwalba inaad gulaysantan wll fariin u reeb halyeeyada soomaaliyeed

16/03/2021

Soomaaliyeey maku tageerna 1k mahadi guleed oo u matalayo dhinaca dawlada fadralka doda bada ee kiniya iyo soomaaliya

Photos from Culusaw academy's post 13/03/2021

Dawlada turkiga oo bilawday tababarida ciidamada gaarka ah ee komandos warkan kasoo yedhay ankara ayaa farxad galiyay dhamaan shacabka soomaaliyeed iyo dawlada cidamadan oo jiga kobaad ku bilamidonta 200 askari sida ku xusan ay ankara soo sartay

22/03/2019

Erdugan oo siwayn uga horyimid.hadalki ka soo yedhay madxwaynaha maraykanka u soo dhigay barta tiwetarka. aqonsiga u aqonsaday buraha iyo dhulka falastin aay xoga ku haysato israil erdugan oo yidhi waan difacayna dulka barakaysan ee falastiin iyo masjidul aqsaa awaaay wadamadi kale ee musliminta may ka qayb qatana difaca masjidul aqsa .akbaar

02/08/2018

Madax waynaha durkiga oo ku dhawaqay go an farxad galiya falastin iyo dhamaan islamka isogo oo difacaya masjidul aqsa iyo falastin alaah akbar

Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Jigjiga
Addis Ababa
251