FCB vs RMA - Loolanka Sareeya

FCB vs RMA - Loolanka Sareeya

Share

waxay ku saabsan tahay labada kooxood ee kubbadda cagta ugu fiican adduunka — Real Madrid iyo FC Barcelona.

29/01/2025

⚽️ Ku Soo Dhawaada Somali Fan Page – Taageerayaasha Real Madrid & Barcelona! 🔥

Asxaabta kubadda cagta jecelow, soo dhowaada! 🎉 Halkaan waa goobta ay ku kulmaan taageerayaasha labada kooxood ee ugu waa weyn adduunka – Real Madrid & FC Barcelona! 🤍🔵🔴

Waxaa halkaan ku wadaagi doonnaa:
✅ Wararkii ugu dambeeyay ee labada koox
✅ Falanqeyn kulamada xiisaha leh
✅ Doodo & xifaaltan saaxiibtinimo
✅ Sawirro & xusuus kale oo xiiso leh

Haddii aad tahay Madridista ama Culé, halkan waa gurigaaga! ❤️🔥 Ku biirso dooda, la falgal taageerayaasha kale, oo ha moogaanin xamaasadda El Clásico!

📢 Fadlan like & share saar, oo asxaabtaada ugu yeer! 🏆⚽️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Ethioipia
Addis Ababa
23324