S.G.page
Waa bage kayga ,bage kaaga bage Keena nagu Soo biir adoo mahadsan ,like & follow
07/03/2025
Suldaan ayaa hada kahor Juxa ku yiri; Ma awoodaa in dameerkaaga aad barto qoraalka iyo akhrinta?
Juxa ayaa ku jawaabay; Haa waan awoodaa midaas balse waa inaad isugtaa mudo 20 sano ah si aan howsha ugu dhameystiro.
Suldaankii ayaa ogolaaday arintii wuxuuna mushaar u qoray Juxa balse wuxuu ugu hanjabay 20 sano kadib hadii uu howsha fulin waayo inuu dili doono, intaa kadib Juxa markii uu madashii Suldaanka kasoo baxay ayuu saaxiibkiis ku dhahay; Doqonow sidee ku ogolaatay howl caynkaan inaad qabato? Ma qof baa jira oo inaga mid ah kaasoo dameerka wax akhrinta iyo wax qorista bari karo?
Juxa ayaa ku jawaabay; mudada 20ka sano ee aan qabsaday ama anigaa dhiman, ama suldaanka ama dameerka, hadaba yaa doqon ah?
31/07/2024
Wiilka uu dhalay Ismacil oo ladhaho Abdel Salaam ayaa dhahay dhiiga abahay k**a qaalisana dhiiga shacab reer falastiin ee maalinkasta daadanaya wuuna shihiiday abahay ee u duceeya .
Ilaahey naw naxariisto
23/07/2024
KULANKII ABYE AXMED & AXSAABTA SIYAASADA.
Shir ay shalay yeesheen
RWazaraha Ethiopia Abye Ahmad iyo Axsaabta Siyaasada ayaa lagu soo afmeeray magaalada Addiss Ababa.
Dallada xisbiyada siyaasada ayaa markii h**e bayaan ka soo jeedisay shirka. Kadibna waxaa hadalka qaatay RWazaaraha:
● XAGA AMNIGA:
1. Wuxuu sheegay jabhadaha ka dagaalamaya Amhara & Oromia kuwa ka mida inay dawlooyin shisheeye u adeegaan. Sidaa darteed uuna wax boosa u haynin.
2. Wuxuu sheegay dagaalkii u dhexeeyay Cafarta & Soomaalida in la xakameeyay. Labada is maamulna ay isla qaateen in la soo gaba gabeeyo dagaalkaas.
● XAGA BADDA:
3. Wuxuu yidhi: Ethiopia waa inay bad heshaa. Arintaana waxaa nooga garaabay dawlado badan ooy soomaaliya ka mid tahay.
● XAGGA DHAQAALAHA:
4. Wuxuu sheegay inuu Sicir barar ba,an uu wadanka ka jiro. Kaas oo saameeyay maciishadii iyo maal gashigiiba.
● XAGA XISBIYADA:
5. Xagga Xisbiyadana wuxuu yidhi waxaa fiican inaad 3xisbi oo waawayn isugu tagtaan.
04/01/2024
WAA GARAADKII UGU DA,DA YARAA GAYIGA SOOMAALIYEED GARAADKA CUSUB EE LOO CUMAAMADAY BEESHA GERI KOOMBE.
Garaad maxamed-amiin garaad cabdimaalik garaad cali garaad dalal ayaa maanta oo ay bishu tahay 04/01/2024 lagu cumaamaday magaalada jijiga inuu noqdo garaadka guud ee beelweynta geri koombe kadib geeridii ku timid allaha ha u naxariistee garaad cabdimaalik garaad cusmaan garaad cali.
Garaad maxamed amiin waa curadka allaha ha u naxariistee garaad cabdimaalik garaad cusmaan garaad cali iyo hooyo nadiira xasan muxumed.
Garaad maxamed-amiin gu'giisu waa 22 jir. Garaadku wuxuu sanadkii 2002 ku dhashay magaalada jijiga.
Waxbarashada dugsiga hoose iyo dhexe wuxuu ku qaatay dugsiga barkhadle ee magaalada jijiga. Dugsiga sare wuxuu ku dhamaystay dugsiga lagu magacaabo community school ee ku yaal magaalada jijiga
Garaad maxamed-amiin waa arday jaamacadeed oo sanadkii sadexaad ku jira culuunta civil engineering kana barta jaamacada jijiga.
Garaad maxamed-amiin garaad cabdimaalik waa garaad ku abtirsada saldanad facweyn oo soo jireena.
Garaad maxamed-amiin garaad cabdimaalik garaad cali waxaan alle uga baryaynaa in eebe ku asturo xilka balaadhan ee loo igmaday.
17/11/2023
TUUGAN oo cisho dhawayd Hotel Qabri bayax kuyaala telephono ka📱 xaday Ayaa maantana kusoo Noqday magaalada si uu kuwo kalana u qaato
Waxaa Gacanta ku dhigay haayadaha abniga oo ugu h**eeyo
HOGAAN Abdi Nasir Dayib Daahir way ku mahadsan yihiin dadaalka ay Galiyaan ugaadhsiga tuugta iyo ladagaalanka China Groupka 👇
https://www.facebook.com/100084198032552/videos/712192597160956/?app=fbl
01/09/2023
Waxaan maqli jiray Dameerta ugu foosha xun baa ugu haraati kulul.
Illeen Geedahana kuwa Doolka kubaxa ayaa ugu qadhaadh badan. Khaasatan kuwa xasiida ka agbaxa.
Xasiidu markay xasiida beeranayaan,
Midhaha kabaxa geedaha kale ee Doolka ugu yimaada: qadhaadh badanaa, oo qalafsanaa, qaneecaad daranaa.
Kaaga darane xasiida ugu dhaw xitaa way bolashaa(Yacni way xumaataa) xitaa qaarkood waa sun iyo waabay.
Tolow garan waayaye mabiyo dhanaan, mise kuwo qadhaadh ayay si gooni ah ugu waraabiyaan.
In kasta oo ay xasiidu hurudo, hadana mid soo toosay ayaan waydiiyay ceelka qadhaadh ee ay Geed-Doolka kawaraabiyaan wuxuu iigu jawaabay:
Sidaan isu leenahay Canbe,Babaay, iyo Muus ayaad snadkan beerteen unbaan bas-baas iyo qaji aragnaa, sidaas daraadeed anagu wareernaye waxaan ubaahanahay cilmi baadhis inay kusameeyaan culimada aqaoonta durugsan uleh arimahan.
Dr. Mukhtaar iyo Xertana halala tashado oo wax halaga waydiiyo iyagaa khubro caan baxaye.
Adiga may kula tahay!!!!!!
W/Q:bashir garaad dulmidiid
Click here to claim your Sponsored Listing.