XOGTA
Halkan kala soco xogta dalkaga hooyo
Waxan halkan kuugu so bandhigayna xogta dhabta ah
07/12/2025
Degmada Warder ee gobolka doollo deegaanka Soomalida, ayaa heshay adeega laydhka, Tan iyo intu isbadalku dhacay warder waxaa laga dareemaya hormar aad u baxad wayn iyoo lawada arki karo xaga laydhka hadan uso noqdo MAREEYAHA laydhka Ee DEGMADA warder waa midka oogu fiican EE Ddds
Professor Dr Salman al-Dayah, oo h**e u ahaan jiray hormuudka kuliyada shareecada iyo sharciga ee Jaamacadda Islaamiga ah ee xiriirka la leh Xamaas ee Gaza, waa mid ka mid ah mas'uuliyiinta diimaha ee gobolka ee aadka loo ixtiraamo, sidaas darteed fikradiisa sharci ayaa miisaan weyn ku leh laba milyan oo qof oo reer Gaza ah kuwaas oo u badan Muslim Sunni ah.
Fatwada Dr Dayah, oo lagu daabacay dukumeenti lix bog ka kooban oo faahfaahsan, ayaa Xamaas ku dhaleecaysay waxa uu ugu yeeray "ku xadgudubka mabaadi'da Islaamka ee lagu maamulayo jihaadka".
Jihaad macnihiisu waa "halgan", Islaamkana waxa uu noqon karaa halgan shakhsi ah oo loogu talagalay horumarinta ruuxiga ah ama halgan milatari oo ka dhan ah gaalada.
Xayeysiin
Dr Dayah ayaa intaas ku daray: “Haddii aan la fulin tiirarka, sababaha, ama shuruudaha jihaadka, waa in laga fogaadaa in la burburiyo nolosha dadka."
Dhanka Xamaas, fatwadan waxay uga dhigan tahay ceeb iyo dhaleecayn laga yaabo inay dhaawici karto, gaar ahaan iyadoo kooxdu ay marar badan qiil uga dhigto weerarradeeda Israa'iil iyadoo la adeegsanayo doodo diimeed si ay taageero uga hesho bulshooyinka Carabta iyo Muslimiinta.
Weerarkii 7-dii Oktoobar ayaa lagu arkay boqolaal hubaysan oo Xamaas ah oo ka yimid Gaza oo soo galay koonfurta Israel. Ilaa 1,200 oo qof ayaa la dilay, 251 kalena waa la qafaashay.
Israa’iil ayaa ka jawaabtay iyada oo billowday olole millatari oo lagu burburinayo Xamaas, kaas oo in ka badan 43,400 oo qof lagu dilay Gaza, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas maamusho.
Dr Dayah ayaa ku doodaya in khasaaraha wayn ee rayidka ka soo gaadhay Qaza, oo ay weheliso burburkii baahsanaa ee kaabayaasha rayidka iyo masiibooyinka bini'aadantinimo ee daba socday weerarkii 7-dii Oktoobar, ay la macno tahay in ay si toos ah uga hor imanayso manhajka Islaamka.
Xigashada Sawirka,Reuters
Qoraalka sawirka,Fatwadiisu waxa ay iftiiminaysaa in, sida ay qabto shareecada Islaamka, duullaanka millatari waa in aanu sababin jawaab ka
Dhalinyaro diyaar ma tihiin?
Toddobada maalmood ee sosocota waxan halkan idin kula wadaagi doona 7 mawduuc oo aas'aasi u ah ganacsiga aad na u anfici doona qof walba oo raba inuu ganacsiga ka gaadho darajo wanagsan, maalin walba waxad heli doontan aragtiyo cusub, aqoon,khibrad,resources iyo talooyin wax ku ool ah oo wax ku darsada safarkiina ganacsiga iyo si guud aqoonta aad u leedihiin cilmigan, ugu dambayn maalinki siddeedad waxan qaban doona kulan fogaan araga ah(virtual meeting) aniga iyo shaqsiyaad aqoon dheer u leh cilmigan kuwaas oo idinka qiimayn doona Dhamman shaqooyinka iyo ducuments ka aad diyaarsateen inta baraamijku socdey.
Mudadas kadib hadii dadka ka faa'iidaysanayaa bataan oon dareemo wax baahi loo qabo inuu yahay waxan ku xijin doona 4 tababar oo khuseeya aqoonta ganacsiga sida digital marketing,branding iyo sida ganacsiga loga dhigo mid shaqeeya( operational), si guudna hadii sidan filayo dhalinyar badan ka faa'iidaysato toddobadka xiga waxan diirada saari doona Technology-ga.
Ugu dambayn Waxaa laga maarmaan ah in inta uu barnaamijkani socdo, aad dhisato dhamman dukumiintiyada aan halkan idin kula wadaago, xogta articles ku sidaana si fiican u fahantaan, sido kale fikradna sii diyaarso( hadad leedahay ganacsi jirana kaba sii fiican isaga ayad ku salayn).
Ujeedada guud een baraamijkan ka leeyahay waa in uu wax ka badalo fahankiina guud ee ku saabsan cilmigan sido kale uu ibfur u noqdo dhalinyar badan oo laga yaabo inay abuuran dhaqdhaqaq ganacsi oo wax ka badala horumarka iyo dhaqalahaa bulshadeena.
06/04/2024
QISADA JCYLKA UBAX.
Ubax Anshax waa mid kamida dhalinyarada caanka ka ah baraha bulshada wareysi laga qaadey oo socday in ku dhaw ilaa 45minite waxay kaga sheekaysay waayaheedii nololeed, waxay si weyn udul_istaagtay bilowgii jacaylkeeda iyo xiligii ay bilowday xidhiidh ay la sameyso wiil ay isjeclaadeen 2023kii waxay la ilmaysay, la oyday dareenkii jacayl iyo dhawr jeer oo uu khilaaf soo kala dhex galay.
Balse ugu danbayntii 2024kii ayuu qabyoobay jacaylkaasi ay uqabtay wiilkaasi oo ay sheegtay inay si dhab ah ujeceshahay.
Dhisitaankan jacayl iyo dareenkii caashaq ee ay uqabtay ayaa wali idhaheeda iyo wajigeeda la sii muuqda ubax.
Qisada jacaylkan ubax ee sheekadeeda ku duugan waxa kamida in labada qoys ee ay kasoo kale jeedaan ay isku ogaayeen, iyadoo waliba tilmaantay ubax in wiilka oo ay qarisay magaciisa uu ka soo jeedo Dhal Culimo.
UBAX sidoo kale waxay xustay intii ay waday qisada sheekada jacaylkeeda In gabadh ay saaxiibo yihiin oo lagu magacaabo "ayaan badan" oo ah saaxiibadeeda koowaad waxay xustay inay tahay la-taliyaha nolosheeda isla markaana ay qayb ka qaadatay inay bilowgii sanadka cusub ee 2024 oo ay kala cadhaysnaayeen jacaylkeeda ay AYAAN sabab u ahayd in ay isku soo celiso.
Habeenkaasna ay ubax u ahayd habeen farxadeed iyo mid ay dareemaysay Dareen Caashaq balse muu sii waarin kadiba waa kala cadhoodeen.
Ubax mar la waydiiyay sababta soo dadajisa kala tagooda iyo inay kala cadhoodaan ayaa waxay kaga jawaabtay inay sabab uyihiin dad ay ku tilmaantay BACTERIA oo ka shaqaynaya dhexdooda iyo inay kala tagaan.
Jigjiga, Harerge, EthiopiaJigjiga, Harerge, Ethiopia Jigjiga, Harerge, EthiopiaJigjiga, Harerge, Ethiopia Ethiopia
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Address
Addis Ababa