Ayaan

Ayaan

Share

Falanqeeye Arr. Islaamka

12/07/2024

{ زُیِّنَ لِلنَّاسِ حُبُّ ٱلشَّهَوَ ٰ⁠تِ مِنَ ٱلنِّسَاۤءِ وَٱلۡبَنِینَ وَٱلۡقَنَـٰطِیرِ ٱلۡمُقَنطَرَةِ مِنَ ٱلذَّهَبِ وَٱلۡفِضَّةِ وَٱلۡخَیۡلِ ٱلۡمُسَوَّمَةِ وَٱلۡأَنۡعَـٰمِ وَٱلۡحَرۡثِۗ ذَ ٰ⁠لِكَ مَتَـٰعُ ٱلۡحَیَوٰةِ ٱلدُّنۡیَاۖ وَٱللَّهُ عِندَهُۥ حُسۡنُ ٱلۡمَـَٔابِ (14) ۞

قُلۡ أَؤُنَبِّئُكُم بِخَیۡرࣲ مِّن ذَ ٰ⁠لِكُمۡۖ لِلَّذِینَ ٱتَّقَوۡا۟ عِندَ رَبِّهِمۡ جَنَّـٰتࣱ تَجۡرِی مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَـٰرُ خَـٰلِدِینَ فِیهَا وَأَزۡوَ ٰ⁠جࣱ مُّطَهَّرَةࣱ وَرِضۡوَ ٰ⁠نࣱ مِّنَ ٱللَّهِۗ وَٱللَّهُ بَصِیرُۢ بِٱلۡعِبَادِ (15) }
[Surah Āli-ʿImrān: 14-15]

Waxaa loo qurxiyey Dadka Jacaylka waxa Naftu doonto oo ah Haween, Wiilal iyo wax badan oo laban laaban oo Dahab iyo qalin ah, iyo Fardo laylyan oo darban, iyo Ancaamta (Xoolaha nool) iyo Beeraha, arrintaasna waa raaxada Nolosha Aduun, Eebe agtiisaana noqosho wanaagsan leh.

Maydiin ka warramaa wax ka khayroon kiinaas, kuwa dhawrsada waxaa ugu sugnaaday Eebahood agtiisa Jannoovin ay dareeri dhexdeeda Wabiyaal iyagoo ku waari dhexdeeda iyo Haween la Daahiriyey iyo raalli ahaansho Eebe. Eebana waa arkaa Addoomada.

12/07/2024

Yaa allah waalidiintena u naxariiso oo hana fidneen gadaashood.

Amen

09/07/2024

.
Majiraan wax iska bilaamay Ama ku yimid ciyaar. Abuurka dadka waa mid xukmadaysan ilaahay u qorsheeyay inay dadka tacab la yimaadaan si loogu abaalmariyo Natiijada waxqabadkooda.
Abuurka kadib ilaahay wuxuu dajiyay sharci iyo JID cad oo ay tabay in la raaco. Cidii u raacda sida uu eebe u dajiyay waa ciida guulasatay oo waxaa lagu abaal marinayaa janno aan dhamaad iyo tacab midna aan lahayn. Ciddii ka leexatay (Sagsaag) waxaa lagu abaal marinayaa ciqaab iyo aan gaarsiisan hadba inta uu ka weecday sharciga ilaahay. Qaar ayaa ku waari doona qaar kalena kuma waarayaan.
Hadaba adiga akhrinaya qormadan waa inaad ogaata noloshu waa fursada ugu wayn eed ku sixi karto khaladkaaga kuna xoojin karto xiriirka ilaahay swt kaala dhexeeya mar hadaad dhimato way iaku dhamaatay waxaad sugtaa waa in lagaa abaalmariyo tacabkaagii aduun.

Ilaahay hana hanuuniyo hanagu toosiyo xaqqa.

Amen

09/07/2024

Shalay Wuxuu yiri maxay noo qabataa anaga maxayse nala qaban maraan oo aan ahayn inaan ka barano Kali-talisnimo.
Maanta isla tii ayay tahay in la waydiiyo Duqa dadka caqligooda ku ciyaaraya.

09/07/2024

Xiligii Caruurnimada waxaa jirtay sheeko caan ahayd oo ay dad badani maaleen. 4 nin ayaa jiray midka 1aad wuxuu ahaa indhool kan 2aaad dhagool kan 3aad Curyaan halka midka 4aad haaa mid qaawan.

Hadda sawirkaan markaan arkay ayaa sheekadaas soo xasuustay.

02/07/2024

mala isu sheegay Horta.
-------------------------------------------------
Soomaalidu waxay ahaayeen dad leh taariikh Fog oo qoto-dheer waligoodna ahaa soo jireen.laakin waxaad mooday inaan tuurnay taariikhdaas dahabiga ahay oo aan isku soo koobnay kaliya 1960 wixii ka danbeeyay. Waa run dowladnimo midaysa Soomaalida oo ka horaysay 1960kii may jirin lkn hadana dadkeenu wuxuu ahaa dad leh qab iyo han-sare meel kasta oo ay jogaan ka agaa xidig waliba gobolka geeska Africa wuxuu warkooda gaaray dunida meel kasta reer yurub oo Portugal ugu horeeyaan waxaa lagu jabiyay dagaalkii geeska ay ku soo qaadeen. Jabkaas gaarayna waxaa hormuud u ahaa Soomaida. Laakin dadka baalkaas dahabiga ah ee taariikhdooda ku suntan waa laga qariyay kaliya waxaa loo buun buuniya6 13kii SYL. Iyo wixii iyaga ka danbeeyay. Waa hubaal waana dhab in 13kii SYL ahaayeen dad wanagsan wax wanaagsan qabtay laakin waxay tahay is waydiintu maxaa loo tuuray oo dadka loo bari waayay taariikhdii boqortooyooyinkii fat,adala iyo ajuuraan oo africa iyo geeska ku lahaa magac iyo muunad wayn.

02/07/2024

Todobaadkii Beenta Soomaaliyeed way soo dhamaatay qof kastow qabiilkaagii iska xaadiri Imika.

20/03/2024

Habeen Waanagsan

20/03/2024

Hadith Of The Day

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Cairo Road
Addis Ababa