AWAL BADAL AHMED
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AWAL BADAL AHMED, Baby & children's clothing store, Awal Badal Axmed, Addis Ababa.
01/05/2026
HAMBALYO HAMPALYO HAMPALYO
WAXAAN HALKAN UGA HAMBALYAYNAYAA ZXPKAY
CUMAR XASAN NAGEEYE
IYO WLLSHAY RUMAAN YUUSUF MAXAMUD
WAXAAN LEEHAY ISKU WAARA GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
09/07/2025
Xaflada xidhitaanka Dugsiyada degmada Gursum oo ka dhacdey dugsiga hoose dhexe ee magaalada bambaas xafladan oo si fiican losoo agaasimey
ayaa ahayd mid lagu soo afmeerayey geedisocodkii berisbarasho ee Dugsiyada SD 2017 T.I iyadoo madasha lagu maamuusay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay iyo guddi walidkii sida fiican ula.socday geedisocodka ardeyda ee sanand dugsiyeedka 2017ti
Aqoon lagu barbaarsha bulshadu saboolnimo kaga baxdaa!! #
29/06/2025
Joao Neves oo ku guuleystay abaal marinta Man of the Match Award vs Inter Miami!
15/03/2025
26/08/2024
Liverpool ayaa u dhaqaaqi doonta Federico Chiesa sida ikhtiyaarka suurtagalka ah maalmaha ugu dambeeya, xiriirada ayaa bilaabmay
Chiesa, ayaa suuqa laga heli karaa iyadoo Juve ay dooneyso inay xal u hesho maadaama Liverpool ay maanta xiriir toos ah la sameysay.
Liverpool oo sahamineysa shuruudaha heshiiska… iyadoo Barça ay soo bandhigtay xiisaha laakiin ma aysan soo dirin wax dalab ah
11/04/2024
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
WAXAAN U HAMBALYAYNAYAA ZXPK
C/RAXMAAN AADAN IYO MAY DUME
SADRA AXMADNUUR
WAXAAN LEEHAY ISKU WAARA UBAD KHAYR QABA KALA HELA
GACAL IYO SOKEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
24/02/2024
❤EHEL IYO ASXAAB IDIN HEELANOO IDIIN HEESAYAA UBAX IDIIN LULEE KU ABSHIRA JACYL AQALKAAD DHISTEN KU ALKUMA WANAAGO KU ABQAALA KHYR WAA MAHAD ALLE ISKU HABA GALGACAL DHABA ALLAW ALLAW (CUMAR & FARTUN)AWLAD DIINLE SII UBAD DAACADOO ANFACA HADHAW OO U ADEEGA SII
Gacliyo sokeyaba gurkina lagu
Farax
10/07/2023
Waxaa maanta oo isniin qabaney xaflad abaalmarin ah oo loo qabtey ardeyda kaalmaha ka gashey dugsiyada kala ah Dugsiga sare Cabaas cali secondary iyo Dugsiga hoose dhexe bambaas Abaalmarintaas oo isugu jirtey noocyo kala duwan Sidoo kale waxaan abaalmariney Guddiga walidiinta Dugsiyada iyo Bareyaashiii ugu firfircoona sannad dugsiyeedkii 2015t.i
!!!
04/07/2023
Waxaa maanta oo talaado ah si habsami leh noogu soo dhamaaday imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 8aad
Digsiga hoose dhexe ee Bombaas
03/07/2023
Waxaa maanta oo isniin ah si habsami leh uga bilawdey Dugsiyada Degmada Gursum imtixanka shahaadiga ah ee fasalka 8aadka
Dugsiga H/dhexe ee Bombaas
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Addis Ababa