Hal-Door
waa xarun lagu hagaajiyo moobilada iyo dhamaan qalabka kala duwan Qabridahar
Bishaaro Bishaaro waxaan oogu bishaaraynayaa Bulsha waynta ku Dhaqan Qabridehar iyo nawaaxigeeda inaan idiin soo kornidhay dhawaana ay bilaaban Doonto Hagaajinta ama cilad bixinta Dhamaan ADeegyadan Hoos ku xusan
HAGAAJINTA
1. Talaagada
2. Qasaalada
3. ic ga laguu xidho lana hagaajiyo
4. Mashiinada nooc kasta
5. Marwaaxadaha
6. Feerada ama kaawiyada dharka
7. Shooladaha cuntada
8. Sameecada
9. Layd hagaajinta
10. Copy ( koobi)
11. 🖨 Printer's kA
12. Qaybisooyinka
13. Xidh-xidhma kuraasta xafiista
14. Daloointa Gidaarka
04/01/2024
waxaan idiin haynaa telkan oocelis ah mudaya 4 bilood ahna la isticmaalay hadaad diyaaartahay nagala soo xidhiidh qaybta fariimaha
SAMSUNG GALAXY NOTE 10+
256GB
28/01/2023
Company cilad bixinta mobilada iyo computers-ka ee Haldoor waxa uu diyaar idiinla yahay cilad bixinta computers ka nooc waliba waxii faahfaahin ah inagala soo xiriir
WhatsApp
https://wa.link/7c6svq
Telephone number
+251915212048
+251913441522
Qiimo Jaban Iyo Adeeg Hufan Ugu Kaalay
Wixii Macluumad Ah Nagala Soo Xidhiidh Numbers ka Hoose.
#+251915212048_|_+251913441522
26/12/2022
waxaa dhawaan idiin soo wadnaa raadinta telkii fakada laga bilaabo 04/2023
26/08/2022
Juma Mubarak
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
150