Khadar Awjamac

Khadar Awjamac

Share

00251915439217

09/05/2026

Wasaaradda Caafimadka Itoobiya ayaa sheegtay in sannad gudahii la bilaabi doono daawada lenacapavir, oo ah mid lagaga hortago xannunka HIV-Aydhiska. Daawadan ayaa ah mid qofku laba jeer irbad ahaan u qaadanayo sannad gudaheed.
Waxay sheegen in daawadan qaali tahay, balse ururada deeq bixiyayaashu ka saacidi doonan dhaqaalaha.

Daawadan oo la bilaabay daddaalo dalka lagu soo galinayo ayaa la sheegay in ay kahortag tahay. Waxaana la xusay in natiijo fiican laga arkay, oo dunnida meelo badan lagu isticmaallo.

08/05/2026

waxa manta laga daah furay ololaha dorashada 7aad gobolka jarar gaar ahan degmada daror oo si gobanimo oo qurux badan nogu qabsoontay

waxn u mahadcelinaya shacabka degmada daror oo tageero buuxda u muujiyey xisbiga barwaqo.

Door xisbiga barwaaqo
Dooro mustaqbalkaga

05/05/2026

caawa magaladii daror oo
Roobeysan
Alxmaduliah

Photos from Khadar Awjamac's post 29/04/2026

hambalyo hambalyo ahmed maxamed aadan iyo marwada asiya cabdi guure alle ha ka dhigo laamanihii nolosha ku barwaaqooba

Photos from Khadar Awjamac's post 11/04/2026

waxaa saaka dhamaan
xarumaha caafimaadka ee degmada
daror ka bilaabmay
baadi_goobka nafaqadarada hooyada dhalaanka
waxaana ku lamaan adeega_ dewarming and vitamin A

Photos from Khadar Awjamac's post 10/04/2026

Cusbitaalka Guud ee Gaashamo ayaa ku wareejiyay xarunta caafimaadka qalabkii iyo daawooyinkii block daroor iyo shaqaale loo tababaray, kuwaas oo mudooyinkii u dambeeyay tabarbarka ku qaadanayay cusbitaalka gashamo.
xarunta ayaa fulin doonta qaliinada aan caadi ah u dhali karin taas oo hada si toos ah u bilawday shaqada.

Photos from Khadar Awjamac's post 08/04/2026
Photos from Khadar Awjamac's post 08/04/2026

kormeerka_xarumaha caafimaadka
ee degmada daror
kormeer shaqo oo uhogaaminayo
masuulka xafiiska caafimaadka
yusuf cabdi yusuf

ayaa goobaha_adeegbixinta ugu baxay ukur_galida
1.adeeg_bixinta xarumaha habsami usocodka shaqo
2.takulaynta iyo sixitaanka shaqada(ducomentationka)
3.shaqo_galka
4.qurxinta xarumaha iyo dhir_beerista ama (green_land)

Photos from Khadar Awjamac's post 09/02/2026

‎Caymiska Caafimaadka Degmada Daroor

Xafiiska Caafimaadka Deg. Daroor ayaa heshiiskii barnaamijka Caymiska Caafimaadka la galay cusbitaalka darajada 1aad (General Hospital) ee Deg. Gashaamo cusbitaalka ayaa isaguna heshiis lagali doona cusbitaalka wayn ee Jigjiga ku yaala ee Sh. Xasan yabare Referral Hospital kaasoo isaguna cusbitaalada waawayn ee dalka heshiiska lasii gali doona ilaa waddamo dalka dibadiisa kamida sida Hindiya ayuu heshiiska barnaamijka Caymisku socondoona.

‎Barnaamijkan oo faa,iido wayn ule bulshada ayaa sanadadii u dambeeyay laga hirgaliyay degmooyin farabadan oo Deegaanka kamida kuwa kalena sanadkan lagu jiro iyo sanadada Soo socda ayaa la hirgalin doonaa barnaamijka Caymiska Caafimaadku waa mid faa,iido balladhan ay bulshadu ka heli doonto taaso qoysaska Caymiska galay ay adeeg caafimaad oo bilaasha ka heli doono guud ahaan dalka gudihiisa iyo qaybo caalamka kamidaba.

‎Heshiiska ayaa dhaqan gali doona kadib marka la dhamaystiro dhamaan shuruudaha loo baahanyay oo isugu Jira kuwa bulshada looga baahanyay iyo kuwa maamulada looga baahanyay sida data bayska oo la dhamaystiro, lacagta ay qoysasku heshiiska ku galayaan oo la dhamaystiro iyo sidoo kale shuruucda kale duwan ee kala seaxeexashada heshiisyadu marka ay dhamaystirmaan waxa loo gudbi doonaa inay bulshadu adeega ku hesho si bilaasha.

‎F. G. Brnaamijkana ma dhaqan galayo ama adeega ma bilaabmi karo inta ay wax ka dhimanyihiin processka loo marayo hirgalinta barnaamijka waxaan muhiima in sidaa loo wada fahmo Laguna dadaalo sidii loo dhamaystiri lahaa wixii ka dhiman shaqada wabillahi tawfiiq.

08/02/2026

Waxyaabahaad xumada aan badnayn aad kula tacaali karto guriga waxa ka mid ah:

- U xidh dhar fudud oo ha u galin dhar adag oo sii diiriya ilmaha.

- Sii biyo ku filan; xiligan ay xumadu hayso ilmaha waxa ku dhici kara fuuq-bax.

-Paracetamol waa xanuun baa’biiye wanaagsan, xumadana ka jabin karta ilmaha. Balse, hadii ay xumadiisu ay aad iskugu dhawdahay dawaduna kuu shaqayn wayday, ha ku hayn guriga ee h**e u gee xarumaha caafimaadka.

- Tuwaal qoyan jidhka u marmari kadib markaad Baarasitimoosha siiso. Biyuhu waa inaanay baraf noqon, waalidka qaar biyo baraf leh bay ilmaha tuwaal u galiyaan. Waa inay noqdaan dhexdhexaad oo aan aad u qaboobayn kululayna. Waxaanad jidhka u marmarin kartaa 15-20 daqiiqo.

-Markay carruurtu xumad leeyihiin, ha u dirin dugsiga. Markaad ku celinayso iskuulka, waa inay muddo 24 saacadood ah aan xumad qaban. Xumadu waxay ka dhigi kartaa qaar bilaa awooda, fuuq baxsan, gaajoonaya, taasoo adkayn karta inay joogaan fasaladooda. Waxa laga yaabaa in ilmuhu leeyahay waxyaabo la is qaadsiiyo sida jadeeco iwm, waxaany keeni karta in uu dugsiga ku faafo xanuunku! Markaa sug intay xumadu ka maqnaanayso muddo 24 saac ah!

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Addis Ababa