Faallo Media

Faallo Media

Share

Hadii ay hada tahay markii kugu horaysay ee aad soo booqato page like and follow waa noo-dhiiri galin 🙏👍

11/06/2026

Sadik Farax, oo Burco lagu xidhay xalay ayaa loo soo qaaday Hargeysa. Saaka.

09/06/2026

Balan qaad fashilmay.!

Markaan xilka qabano bordhing ayaan ka dhigi doona ayuu yidhi. Hada wali waxa taagan labadii qol..

Wasiiku wali miyaanu gaadhin miiskii wax lagu qaybsanaayey.!

09/06/2026

“Rag Waanu Is Huranahay oo wad ogtihiin..suldaan qabile

08/06/2026

Ku bilaabo maalinkaagan mahad-naqa ILLAAHAY.
الحَمْدُلله رَبِ العَالَمِين .❤️

07/06/2026

"Waxan idin laanahay tolkiin sharaf ku dhex jooga."suldaan qabiile

Muuqal h**e

07/06/2026

Gabdhu goormay ogaata ninka ku haboon nafteeda.!
Faallo Media ✅

05/06/2026

Dowga degmada Sheekh oo xidhmay ayaa saaka subaxnimadii hakad geliyey isku socodkii gaadiidka, waxaana halkaas ku istaagay gaadiid badan oo marayey jidka Faallo Media

04/06/2026

"Daawooyinka Somaliland soo gala cid Alla cid baadhaa ma jirto" Agaasimaha guud ee Caafimaadka Somaliland.
Hadaba adiga siday kula tahay daawde.!

03/06/2026

"Anigu magaalo ma fiiriyo, dadkaan fiiriyaa. Quruxda dhabta ahi ma aha dhismayaasha iyo waddooyinka, ee waa dadnimada, akhlaaqda, iyo sida dadka isu qadariyaan. Qof kasta oo Soomaali ahna waxaa looga baahan yahay in dadnimadu ku waynaato." Hodan naaleye Faallo Media

02/06/2026

"Wasiirka Caafimaadku wuxuu shacabka ku boorriyey inay ka fogaadaan is-daaweynta farmashiyeyaasha, isla markaana ay adeegyada caafimaadka ka raadsadaan MCH-yada iyo cusbitaallada waaweyn.

Telephone

Website