Mahad Goodir
Welcome Goodir Media🎤
🎥 Former Regional Director:
Horn Cable TV | Sahan TV | Star TV | Eryal TV
🗣️ Media Expert |🎙Community Voice | Public Relations.
Keebaa khaldan labadaa gaadhi?
Nin Oromo ah oo Hooyo Dil arxan darro ah ugu gaystay deegaanka Abdaal ee goboka Saaxil
Muuqaal wax ku qaadasho mudan
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo ku sugan Wadanka Gaana ee galbeedka Afrika.
11/05/2026
Allaa mahadleh raxmaddiisa inoo shubay🤲
🤳🏿Garboole hawd
Golaha Guurtida Somaliland oo Lagu Eedeeyay Inay Dalka Xaalad Adag Geliyeen.
07/05/2026
Shan (5) wiil iyo aabohood oo ku naf waayay dagaal beeleedka ka socda Degmada Carmale ee Gobolka Sanaag.
Hal qoys ayay ka baxeen lixdan qof.
Aabe Jaamac Faarax
C/raxmaan Jaamac Faarax
Maxamed Jaamac Faarax
C/risaaq Jaamac Faarax
Shire Jaamac Faarax
Dhuubane Jaamac Faarax
Saddex iyo labaatan(23 )qof oo Xabaal wadareed lagu aasay Degmada Carmale ee Gobolka Sanaag !
Dhinaca kalena intaa in lamida ayaa ka dhimatay.
Alle hakala qaboojiyo dadkaas ehelada ahaa ee isku madhay.
07/05/2026
Sanaag, 23 Mayd ah ayaa Xabaal wadareed loogu sameeyay deegaanka Carmale, ee Gobolka Sanaag kuwaas oo ku naf waayay dagaal deegaankaas ku dhex maray beelo walaalo ah.
Dhanka kale dhaawacyada qaar ayaa la geeyay Cisbitaalka Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.
07/05/2026
Inta hadda la xaqiijiyey, 28 qof ayaa ku dhimatay, halka 32 kalena ay ku dhaawacmeen dagaalkii ka dhacay Dooxda Laashimo oo u dhaxaysa Carmale iyo Shimbiraale, kana tirsan degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.
Dadka geeriyooday waxaa ka mid ah Wiil iyo aabbihii, oday iyo labadiisii wiil, iyo laba wiil oo walaalo ah oo reer rag u ahaa.
03/05/2026
Go’aankii Muddo Kordhinta ee Dooda Dhalisay oo Musharax Afka Furtay
Goodir Media 1 like. "DEGDEG: Dhaliil Xoogan oo Ka Dhalatay Muddo Kordhinta Baarlamaanka Somaliland | Musharax Ka Digay!"
Click here to claim your Sponsored Listing.