Alfaatix

Alfaatix

Partager

Fadlan ku soo dhowow beejka Alfaatix, Waxaan rajeeynaynaa in aad wax uun ka faa'iidi doonto in.Allah

Photos from Alfaatix's post 19/05/2026

Hambalyo Ustad Sidow Haji Maye Ali 🎓👏
Waxaan kuugu hambalyeynayaa guusha aad ka gaartay waxbarashada Heerka labaad (Master degree ) ee Jamacadda Malik Sacud (King Saud University) Kulliyadda Cilmiga Maktabadaha (Digital Transformation in Libraries ) waa cilmi aad muhiim ugu ah wadanka,
Guul iyo horumar kale oo weyn ayaan kuu rajeynayaa mustaqbalka Insha Allah. 🙏🤝

07/05/2026

Qodob Oo ka mid Ah Faaidooyinka Taqwada.

Ka so daawo YouTube keena
://youtube.com/shorts/5DFNrTfmoKo?si=RpQ3NoWtXW3Fr56O

23/02/2026

Ramadan Kariim

22/02/2026

10 Qodob Uga faaideyso Bisha Barakeysan Ee Ramadaan.

Ka soodaawo youtube keena
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://youtube.com/shorts/zeO18utJWcI?si=p2cFsi7XXzturRDX

10 youtuber dhaqaalaha ugu badan ka sameeyay youtub ka sanadkii 2021 08/02/2026

https://youtu.be/-SK6ueT5DDk?si=g5MrIuA8LGpBoUqA

10 youtuber dhaqaalaha ugu badan ka sameeyay youtub ka sanadkii 2021 Halkani waxaad ka heli kartaa Dhamaan wax yaabaha Kordhiya Garaadkaaga iyo Waaya Aragnimadaada iyo shakhsiyadaada.Fadlan Haka bakhiilin Subscribe,Like,Share,...

22/12/2025

Danbiyada Lagalo Afar Baa Ugu Weyn⚠️🔭

Youtub kena:-👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://youtube.com/shorts/-k7b818b6yI?si=drj46SbJHicOIR2D

25/11/2025

Asbaabaha Guusha
Ka soo Daawo YouTube keena:-
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://youtu.be/-G93N0STraA?si=fS4XbfLT3i0OydOM

23/11/2025

Ogeysiis Ogeysiiss ogeysiiss

Dhamaan Asxaapta Igu Xiran waxaa Lagu wargalinayaa In Xaruunta Waxbarashada Iyo tababarada Al_ibdaac Ay qaban doonto Siminaar Cinwaankiisu Yahay :_

(Concept Of Law )

(Aragtida Qaanuunka)

Siminaarka Waxaa Lagu qaban doonaa Zoom

Waxaa Qabsoomi Doonaa
🗂️27/11/2025

Waqtiga Uu Qabsoomi Doono

⏰3:30pm

Hadaba Ka faaideyso Sidoo klalena lawadaag Asxptaada .

NB. Siminaarku Wuxuu leeyahay Shahaado.

💵Certificate Fee : 2$

WhatsApp link
https://chat.whatsapp.com/KAtqGICyJPdJoAK58tPV9a?mode=wwt

13/11/2025

Astaamaha Dadka Caqiliinta Ah

Ka soo daawo Youtub kena:-

👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://youtu.be/nb7ws-Z8HQ0?si=lCEeP-Zjh8qXXZxF

11/10/2025

Burkina Faso oo diiday amarka Trump, Soomaaliya oo yeeshay & duulaanka Tarawre'e Download the app → goliveindia.in/download

Photos from Alfaatix's post 10/08/2025

Congratulations Congratulations

Waxan Halkaan hampaliya Uga diraayaa Asxpteyda Kala ah Abukar Isack iyo 's .

Wxan idin Leeyahay Cilimigiina Umada Alle Haku Anfaco.

Vous voulez que votre école soit école la plus cotée à Kenya ?
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Téléphone

Adresse

Kenya
Kenya
368