DMG Production
Danjir Media Group is an independent media company that strives to build a stronger community Our mission is to empower, educate and build stronger community.
Danjir Media Group is an award winning independent company that promotes African culture and provides educational programs to young and old. Our programs are known for their unique quality, we cover real untapped issues that pushes the envelope. Please feel free to join and follow our programs at danjirradio.com/Danjir Podcast
Hadii orod ama deg deg meel lagu gaarayo, ka fiirsashada meel meeshaas kasii fog baa lagu gaaraa.
B.M 😍
10/12/2022
Maanta waa maalintii calanka lkn waxaan u baahan nahay inaan gadaal u fiirino maalintii la sameeyey waxaa laga cabir qaatay cirka taaso laga waday sida cirka u sareeyo oo cid gaari kartaa jirin baa Soomaali yihiin dad xora meel sare saaran, tan midabka baluugana waxaa laga soo qaatay sida cirka u yahay baluug inkastoo ramaadi (Grey) ku jiro hadana waa isku nooc isku macaan oo wada socda sidoo kale ummada Soomaaliyeed u yihiin dad wadaaga hal diin dhaqan af iyo taariiq waa dad isku nooc isku macaan oo wada socda ❤
10/11/2022
Inkastoo aflaamtu qayaal ama wax beena yihiin lkn waxaan sawirkan ka fahmi karnaa in dadka aflaamta Hollywood daawada xoogaa usoo dhaw yihiin xaqiiqda lkn kuwa hindida Bollywood daawada ay aad uga fog yihiin oo qayaal ku nool yihiin 😂
Click here to claim your Sponsored Listing.
10/20/2022