BSP
Qof Somali ah ayay lacag soo siinayan, si uu udilo qof Somali ah, si aay udhahaan adinka ayaa is dilaay.
Somaliland waxay rabtaa in loo tixgaliyo Fikirkooda ah inaay somalia rabin inay kasii mid ahadan, LKN ayaguna maraban sida si lamida inaay SSC utixgaliyaan fikirkooda ah inaay somaliland rabin ina kasii mid ahadaan.
Wa qeyb kamida siyasada ilamereesada ah ee Somalida hesata
Nabada Kajirta Dawlad Deeganka Somalida(OGADEN) ma ONLF ba keentay Mise Mamulka CAGJAR??
Adunku manta wuxu maraya in 100km iyo kabadan laiska dukheeyo. Somali neh qoryihi gumeysiga ogatage beey dhexdodi iskubabiyeen. Manta Ethiopia xata kuma aadno ileen helicopter xata malahin daawo iyo dhawac qaada.
Click here to claim your Sponsored Listing.