Daahqaad Inc.

Daahqaad Inc.

Share

Daahqaad Inc. this page only for comunity

Daawo ciidanka sida gaarka ah u tababaran oo fuliyay weerar qorshaysan 02/01/2020

Daawo ciidanka sida gaarka ah u tababaran oo fuliyay weerar qorshaysan

Daawo ciidanka sida gaarka ah u tababaran oo fuliyay weerar qorshaysan Waxaan Soo bandhignaa Fursadaha ka Banaan Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliyeed iyo warbixinada ku saabsan Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, haddii wa...

Photos from Daahqaad Inc.'s post 31/12/2019

Ciidanka Kumaandooska ee Danab ayaa Todoba Tuulo Ka Xoreeyay Kooxda jid iyo jaho-diidka ah ee Al-shabaab.

Guutada 16aad ee kumaandoosta Danab oo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa maanta gobalka shabeellaha Hoose ka fuliyay Howl-gal ballaaran oo qorshihiisu ahaa in argagaxisada looga xoreeyo deegaannada ay shacabka ku dhibaateeyaan.

Ciidanka kamaandoosta ayaa si buuxda argagaxisada uga xoreeyay Tuulooyinka Moradiinle, Buula Miskiin, Macallinka, Baladul Amiin, Raqayle, Sabriye iyo Buula Bashiir.

Taliyaha Guutada 16aad ee Danab G.le Ismaaciil ayaa sheegay in 20 kamid ah kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab lagu dilay intii uu socday howlgalka shacabka looga dul qaadayo nabadiidka.

Taliye Ismaaciil ayaa caddeeyay inay sii wadayaal howl-gallada inta nabadiidka laga saarayo dhammaan deegaannada ay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed

31/12/2019

Maxkamadda Ciidamada oo xukun kasoo saartay Horjoogihii u qaabilsanaa Alshabaab fulinta dilalka Muqdisho ( Ilkacase) iyo Sideed kale oo isugu jiro maqanayaal iyo goob-joogayaal.
Warbixin:- Abdulkadir Isse
https://facebook.com/DaahqaadM
https://twitter.com/DaahqaadM
https://linkedin.com/DaahqaadM

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Mareykanka oo Howlgal culus ka wada gobolka Gado -Daahqaad 31/12/2019

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Mareykanka oo Howlgal culus ka wada gobolka Gado

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Mareykanka oo Howlgal culus ka wada gobolka Gado -Daahqaad Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Mareykanka oo Howlgal culus ka wada gobolka Gado iyo Shabaab la dilay-daahqaad Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. si...

Ciidan ka degay diyaarad iyo duqeymo Al-Shabaab ku beegsaday laba gobol 30/12/2019

Ciidan ka degay diyaarad iyo duqeymo Al-Shabaab ku beegsaday laba gobol Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. si aad u hesho wararkii ugu danbeeyey ee Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliyeed twitter link: https://...

DEG DEG Kumaandoos Ka yaabiyey Caalamka oo Muqdisho Tababar loogu soo xiray, TurkSom & Gor-Gor 2019. 29/12/2019

DEG DEG Kumaandoos Ka yaabiyey Caalamka oo Muqdisho Tababar loogu soo xiray, TurkSom & Gor-Gor 2019.

DEG DEG Kumaandoos Ka yaabiyey Caalamka oo Muqdisho Tababar loogu soo xiray, TurkSom & Gor-Gor 2019. DEG DEG Kumaandoos Ka yaabiyey Caalamka oo Muqdisho Tababar loogu soo xiray, TurkSom & Gor-Gor 2019. daahqaad daahqaad media today daahqaad media news today ...

Daahqaad Inc. 29/12/2019

Daahqaad waa wrabaahin maxalli ah oo kashaqeeya guud ahaan dalka waxayna pageka ay ku faafisaa muuqaal iyo postiyo waxtar leh oo wadaniyadu ku dheehantahay . fadlan subscribe chanelka daahqaad mahadsanid https://bit.ly/36j44lK

Daahqaad Inc. Waxaan Soo bandhignaa Fursadaha ka Banaan Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliyeed iyo warbixinada ku saabsan Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, haddii wa...

29/12/2019

Marne Waa Difaac Marne waa Maato Caawiye
Geerida waloo dhashee Gumeysi hayeelina

Kumaandoos aad u tababar oo Muqdisho kasoo degay, Abaabul Dagaal & Dhoola tus Milatary Libaaxyad 28/12/2019

Kumaandoos aad u tababar oo Muqdisho kasoo degay, Abaabul Dagaal & Dhoola tus Milatary Libaaxyad Kumaandoos aad u tababar oo Muqdisho kasoo degay, Abaabul Dagaal & Dhoola tus Milatary Libaaxyad

28/12/2019

Hadii mowqifka culimada soomaaliyeed oo ucadaa lahaa sida ahlu sunna wal jamaaca runtii wacyiga dadweynaha wuu kasareen lahaa sidaan.
shiikh shaakir allaha ku xafido

28/12/2019

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi qaran oo ka shaqeeya isku dubba ridka gurmadka loo sameeyo dadka waxyeellado kasoo gaartay weerarkii argagaxiso ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Dhaka?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Dhaka