Buundo
Bridging the gap between accomplished and aspiring entrepreneurs, leaders and visionaries.
05/08/2023
Halkan kaga boga xalqadda 4aad ee Buundo oo aan kula sheekaysanay Abdirahman Issa Kahin. Ganacsada ku guulaystay Abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee sanadkan ee dalka Maraykankan. 👇
Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli Season 1, Xalqadda 4aad.Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soom...
29/07/2023
Kulankeenna xiga waxaan kula sheekaysan doonnaa Cabdirahman kaahin—aasaasaha maqaaxiyaha Afro deli & Grill.
Cabdiraxmaan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta Ganacsadaha sannadka 2023 ee Dalka Maraykanka. kulankan ayaan kaga bogan doonnaa safarkiisa curineed iyo ganacsigisa guulaystay.
Faahfaahinta 👇
Mishaarka waxa ka muhiimsan khibrada. Waayo khibradaada ayaa kuu goyn doonta mishaar kuu qalba.
——Abdalla Dh. AxmedNuur
Weligaa wax ma u qabatay si aad khibrad uga hesho? Nala wadaaag
Saaxiibayaal, kusoo dhawaada boggeena rasmiga ah ee Buundo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Dubai