Harqaboobe

Warar iyo warbixino/News and Information.

Operating as usual

Cariirigii uggu weynaa wadooyinka ayaa ka jira Muqdisho. Halkan Waa isgoyska Zobe.

Waliga Ma aragtay salaad hees la saaray Subxaanalaah, dadkii dib ayey uga soo darayaan.

Abwaan Gabay Cajiib ah kula dar daarmay Gudoomiyaha cusub ee Degmadda Guriceel.

Gudoomiyaha cusub ee degmadda Guriceel ayaa Khudbad la xiriirta wax qabadkiisa ka jeediyay madasha uu xilka kula wareegay.

Xafladda si weyn loosoo agaasimay ayey xilka kula kala wareegeen Gudoomiyaha cusub ee Degmadda Guriceel iyo Gudoomiyihii Hore.

Qisso tii iigu cajiibsanayd ee aan Waligey la kulmay.

Jawaab ku socota Xildhibaan Fiqi oo yiri Madaxweyne Farmaajo ayaa Mashiinkii qaatay.

Madaxweynaha deegaanka Somalidda ee Ethiopia Mustafe Cagjar ayaa booqday deegaan ciidan daacad u ahaa maamulkii hore ay xasuuq wadareed ka geysteen.

qaabkii uu u dhacay xasuqaas waxaa ka sheekeynaya dad deegaanka ah oo goob joog ka ahaa dhacdadaas.

Askari ka tirsan ciidanka DANAB ayaa Gabay ku cabiraya waajibka ciidanka.

Nin Sheekh ah oo laggu qabsaday maxaad u tiri “Cumar Shooli Ala ha u naxariisto”.

Cajiib, Askari ka tirsan ciidanka difaaca qarankeenna ayaa Gabay ku cabiray awoodda ciidankeenna.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid ayaa gaaray magaaladda Caabudwaaq.

Adeegga isu daweynta quraanka ayaa markii uggu horeysay lagga hirgaliyay deegaanadda Guriceel iyo Dhuusamareeb oo uusan horey ugga jirin adeegaasu.

Xaaladda dalku meel xun ayey mareysaa, wiilkaan wuxuu sheeg ayaa In aanihii daryeel la,aan cudurka Carona u geeriyooday.

Tifaftirihii Guud ee Telefishinka Qaranka Soomaaliya, Faysal Muuse Maxamed, ayaa iska casiley xilkaasi, wuxuuna yidhi:

"Haba-yaraatee wax shaqo ah ku lahayn Warqaddii doodda dhalisey ee TV-gu ku raadinayey gabdho shaqaale ah".

Madaxweynihii Hore Hassan Sheikh MAXMAUUD.

Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa khudbo taariikhi ah ka jeediyay xafladda xil wareejinta ee Uu xilka kula wareejiyay Madaxweynaha cusub Ahmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Madaxweynihii Hore ee Galmudug ayaa si rasmi ah uggu wareejiyay xilka Madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane Ahmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. xaalada ka dhacday magaaladda Dhuusamareb.

Xafladda xilwareejinta madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale ayaa hadda ka bilaabatay magaaladda Dhuusamareeb.

War deg deg ah xildhibaan magaaladda Muqdisho uggu geeriyooday cudurka Carona iyo dadka uu soo ridanayo oo kordhay.

Shirkadda Imaaraadka lagga leeyahay ee DPWold ayaa mudo 10 bilood ah Markab u raran ganacsato Somaliyed ku haysta dekadda Berbera.

Madaxweynaha Dalka oo kulan deg deg ah iskuggu yeeray bulshadda si loogga arinsado xaaladda cudurka Carona.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose, Mudane Hon Ibrahim Adan Ali Najah ayaa Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay sanad guuradii 60-aad ee kasoo wareegatay aas aaska Ciidanka Xoogga Dalka.

Guddoomiye Ibrahim Adan Ali-Najah ayaa si gaar ah hambalyo ugu diray Ciidamada Xoogga Dalka ee qeybta ka ah dagaalka ka dhanka Argagixisada Al-shabaab ee ka soda qeybo kamid ah dalka,gaar ahaan gobolka Shabeelada Hoose.

Si kastaba ha’ahaateee Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka ay qeyb libaax leh ku leeyihiin Dowladnimada Soomaaliya, isagoo xusay in 60-sano kadib ay wali door muhiim ah ka qaadanayaan difaaca dalka.

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa la aas aasay 12-kii April 1960-kii markaas oo Soomaaliya ay xornimada ka qaatay gumeystihii Ingiriiska iyo Talyaaniga.

Balse guud ahaan Soomaaliya munaasabadda sanad guuradii 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaan qabsoomin, cabsi laga qabo cudurka faafa ee Coronavirus oo dalka ka jira.

Mudaharaad ka dhacay degmadda Caaabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa lagu gubay calanka Galmdug iyo sawrika Madaxweyne Qoor Qoor.

Maxaa ka dhaxeeeya warqada dowladu soo saartay ee shaqa siinta Dumarka iyo gabdhaha shaqadda looga xiro jirkoodda.

Dhusamareeb April-11-2020

Madaxweyne DGGM Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay dardar-gelinta iyo ka mira dhalinta qorshaha sugidda amniga deeganada Galmudug.

-DHAMAAD-

Maamulka degmadda Dhuusamareeb oo ku dhaqaaqay sidii loo furi lahaa biyamareenadda magaaladda caasidda ah ee Galmduug.

Bulshadda Gobolka Banaadir oo si weyn ugga soo horjeestay go’aankii dowladda ee ka hortagga cudurka CARONAVURIS.

Mid ka mid ah beelihii ku dagaalamay Waqooyigga Gobolka Galgaduud ayaa codsi ay kagga cabanayaan dowladda Somalia u dirsaday dowladda Ethiopia.

Sheekh Hassan Daahir Aweys oo markii uggu horeysay ka hadlay cudurka CARONAVURIS iyo masaajidda xiritaankoodda.

Qaabkii loo aasay maanta dadkii u geeriyooday Cudurka Carona ee London.

Inkastoo lakala durkiyay oo qof walba in ku filan lagu aasay oo hadana lakala daboolay. Hadana waxaa loo wada qoday God wayn oo loo qaybiyay qofba intiisa.

Waase dhaqan ku cusub Qubuuraha Muslimiinta, iyadoo ay weliba tahay markii ugu horeysay oo ay dhacdadani nasoo marto.

Waxaa walaacu ka jiraa in markii hore, gabi ahaanba loo diiday inay eheladu raacaan oo ay luxudka dhigaan qofkii ka Geeriyooday.

Taasoo ay kasii daran tahay inaan nalaka war gelin aaska noocan oo kale ah oo ay ahayd in loo sheego ehelada.

Dood kulul Doorashadda somalia Maku qabsoomi kartaa xiligeedii muxuu qorshuhu yahay.

Safiirka Turkiga ee Somalia oo fariin u diray muwaadiniinta Somaliyed ee Turkigga ku nool.

Harqaboobe's cover photo

Maxkamadda ciidanka qalabka sidda ayaa si barya la,aan ah isu soo horfariisiday beelihii dhawaan sida xun iskuggu dilay Degmadda walaweyn.

Gudoomiyaha maxkamadda ayaa ku amray dadka iney ku laabtaan guryohoodii iyo goobohoodii ganacsi.

Want your business to be the top-listed Convenience Store in Louisville?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Category

Telephone

Address


154 Kenwood Court
Louisville, KY
40214
Other Louisville convenience stores (show all)
12th and Hill Mart 12th and Hill Mart
1201 W Hill St
Louisville, 40210

Our store is located at 1201 W Hill St, Louisville Kentucky 40210. We are family owned and operated and have been serving the community proudly since 2002

Abraha Food Tabacco Mart Abraha Food Tabacco Mart
1101 S 2nd St
Louisville, 40203

Also dubbed 'Mamma's Store' is a Louisville based local store that's convenient for food, groceries, snacks, w/ a small restaurant for Carry-out meals.

Circle K Circle K
9003 GALENE DR
Louisville, 40299-1521

Old Town Liquors Old Town Liquors
1529 Bardstown Rd
Louisville, 40205

Highlands neighborhood full-service store: extensive wine selection, bourbon selection, beers, cheese and more.

The Godfather Bourbon & Burlesque The Godfather Bourbon & Burlesque
5000 Preston Hwy
Louisville, 40213

Located near the airport and the Kentucky Exposition Center, The Godfather has a over 100 Kentucky Bourbons to enjoy in addition. Est. 1975

Circle K Circle K
5929 NEW CUT RD
Louisville, 40214-5609

Cash Savers Market Cash Savers Market
5024 Poplar Level Rd
Louisville, 40219

* Hacemos recargas para Cuba y Locales * Se paga la corriente y se hace money orders * Se Juega y se paga Loteria embios de dinero serbisio de cantina y comida para fiestas panaderia bekery

Circle K Circle K
8001 BROWNSBORO RD
Louisville, 40241-2827

Party Mart Express Party Mart Express
4121 Shelbyville Rd Ste M
Louisville, 40207

Party Mart Express is located in St. Matthews in the "Old Sears Building", Across the street from the "Old, Old Circuit City".

Circle K Circle K
2100 PORTLAND AVE
Louisville, 40212-1032

Circle K Circle K
1330 S HURSTBOURNE PKWY
Louisville, 40222-6722

D&A Smoke Shop D&A Smoke Shop
7137 Southside Dr
Louisville, 40214

Open everyday from 10:00am to 7:00pm